Duubigeel

Duubigeel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Duubigeel, Shopping & retail, Laascaanood.

03/05/2024
11/09/2023

qabri nimuu dalbanayoo ifkiyo nolosha loo diiday
loox maxfuudka daaqi u yiil doogi ka cadaaday

iyo gumucu kuu dilahayee waranku dooxaayo

calafkiisi ruux duubtaybaa reer siciid dura.e

daraawiishta kuma soo degdego deris yaqanaye

dawladaha mooyee shacbigu ilama doodaane

tariikhda duuga ah
hadaan laga dulbodaynin

diwaanka ii qoran isaaq daalacdoo qire.e

dirir igumaso dhoco inay dulan kiciyaane

dimuqraadi bay igu qaldeen dawlad ila taage

idoor markan daystayee doortay noloshiisa

dulmintooda mantaan niciyo dhiiga dixanaaya

dugsiyada intaan ubadka baray dinta lagu racdo

ayuun baad dhulkaba ila degteen daanta caynaba.e

markaan idhi.bilaawaha kadaa
duulku waa magane

hadaad daalac ii raacdayoo laysay dumarkayga

dabadhilifki ku heelanaa didisay muusoow.e

Dalka kiraad ku joogteen
ilaa toban diraacoode

dilaalkaygi kaa dhaansan jiray dacarta kuu qooshye

daayinkaan ku dhaartaye inaad dib ugu tookhayne

waxba duub cadaydiyo muftiga haw.dardaar warine

garaad jaamac doodiisa adag daba cayuun khaafye

markuu doobta rido waydinkaa didaya huunooy.e

Kolkaad maato tooxduu jahaad iigu daakiraye

Aniguna dagaalamay markuu oogay dirirtiiye

markaan diiradlaha kugu ridiyo suuga dananaaya

ee kugu dinaah yeeyey
baad wada dayoowdeene
Duurka waxa ku lumay dhawrkunoo qubay dirayskiiye

Kolkii uu dibiray cali hartaa
ii ducayn badiye

dabaa baadki aankaa qabsaday miidiyuhu duubye

wataa maydka lagasoo daldali degeladiiniiye
Bal inaad damiin wada tihiin doqonsanaan tiina
Dalanbaabi giinii Intii
degelka oog gaadhay

anoo libinku daan shoona yaad dirirku baaqdeene

Dab waxaad lahayd Aniga oo maalin Qudha duubtay

Oo dumarsidiisii badhkiin
Daaro ku horjooga
Kolay iguma soo duulaysaan waad dayacanteene

Doofaarta aan laayey ee damacu ii keeney
kaalaya bakhtiga daranta yaal daawo silicooda

Oo dabada ina kaahin gala diide nabadiiye

04/03/2023

Dayaxbaa bustaha dhigey bartii cirirku saaraaye
Ninla gigay masoo bixin haduu shuush balayn jiraye

Buruudkii dhulbahantaa markale
Biritin qiimayne
In ciyoow wakhtigu baydi noqon wada bishaaraysta

30/12/2022

Hanti iyo dhulkama qaadiniyo geel horwayna ahe

Haybtiyo abkuu igu dilaa hororka iidoore

Hartiyoow tola,a yeey maxaad hiilka ula raagtay

Maxaa hilibki daarood dhamaan ii hagraday maanta

Haday leelkasiyo ilajiraan sade hubkoodiile

Oo aan ogaadeenka helo guuto halabaysan

Hanadada liyuu booliskuna iga hareer muuqdo

Hooyooyinkiyo maatadaan holocu leefeene

Halkan iyo ilaa saaxilbaan hiirta qaban laaye

Hadaan Hilib wadaagniyo tolnimo horay kasoo muuqda

29/07/2021

baryaan kala maqnaynoo waan idiin basaasee bulshayahay ma nabaa

Address

Laascaanood
1556

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duubigeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share