Dahab shiil group " marketing" lascaanood

Dahab shiil group " marketing" lascaanood good

15/04/2022
04/04/2022

ADEEGA e-SIM
Macmiil ma sidataa moobilada dambe ee casriga ah, maka yahay hal kaadh oo kaliya, ma jeceshahay in lagaaga dhigo laba Simkaadh ama in aad ku isticmaasho simkaadh la'aan moobilkaaga, waxa laguugu shubi doona simcard Soft-ware ah oo aan u baahnayn god la galiyo, haddaba soo booqo xarumaha Somtel si lagugu shubo Simcard 2aad. Faahfaahin dheerada soo wac numberkan gaaban 333.

04/04/2022

U WAREEG SOMTEL:
Ku Maamulo Account Kaga Dahabshiil Bank adigoo isticmaalaya eDahab
-Waxad dhigan kartaa Lacag Bangiga Dahabshiil adigoo isticmaalaya eDahab si fudud
- Sidoo kale waxad Kala bixi kartaa lacag Bangiga dahabshiil adigoo isticmalaya eDahab tada

Isticmaal Adeega eDahab oo ku Fusho Baahiyaga oodhan Markasta iyo Meel Kasta

04/04/2022

ADEEGA DHAMAYS
Ma ogtahay Macmiil inad 20$ ku Isticmaali Karto Bisha Oodhan, hadaba si aad u isticmaasho adeegan kaga shubo eDahab adigoo Garaacaya *101 #
✅$20= Bishoo Dhan (Unlimited)

Address

Laascaanood

Telephone

+252657777237

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahab shiil group " marketing" lascaanood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dahab shiil group " marketing" lascaanood:

Shortcuts

Share