Jama Ali duale

Jama Ali duale Kusoo dhowaada gacmo furan dhamaantiin

Gabadh ayaa su’aal dood ka dhalisay baraha bulshada waydiisay sheekh.Ninkayga waxaan ku heshiinay in uusan waligii ila g...
21/10/2025

Gabadh ayaa su’aal dood ka dhalisay baraha bulshada waydiisay sheekh.

Ninkayga waxaan ku heshiinay in uusan waligii ila guursan karin aniguna waxaan u sameeyay ilko ayaan u galiyay,ganacisina waan ufuray kadib gabadh ayuu ila guursaday ee xoolahaygii makala noqon karaa,ilkahana maka saarta?.

Su’aashan oo madashii sheekha lagu waydiiyay ka dhalisay qosol iyo buuq ayaa waxaa si degan uga jawaabay sheekha la waydiiyay su’aasha.

Sheekha ayaa ku jawaabay in shardi kasta oo ka hor imanaya sharciga uu Ilahay soo dajiyay uu yahay baadil isla markaana ay gabadhu ninkeeda marka ay is guursanayaan ayna kula shardami karin in uusan waligiis la guursan karin.”Shardi kasta oo la galo oo ka hor imanaya sharciga Ilahay soo dajiyay waa baadil,xata qofku hadii uu galo shardigaasi wuxu noqonaya shardi laqwi ah oo hadhaw wuu burin karaa”

Dhanka kale sheekha oo ka hadlay hantida ay ninkeeda siisay gabadhu oo ay ku jirto ilkaha ay u galisay ayaa sheegay in hantiidasi ay utahay hibo sadaqadna ay utahay ayna wanaagsanayn waxa qof aad siisay in aad kaga noqoto.

18/10/2025
Buuhoodle iyo xudun Kee wadataa
05/12/2024

Buuhoodle iyo xudun
Kee wadataa

Kuwo kale insha Allah
05/12/2024

Kuwo kale insha Allah

I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
18/01/2024

I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

15/11/2023

Cirkoo sookocoo
Daruuri isqabatay

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hamblyo Xaaji Aadan Dhuux Adi iyo marwadaada noqda kuwii ul iyo diir noqda بارك الله لكما و ب...
28/10/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Hamblyo Xaaji Aadan Dhuux
Adi iyo marwadaada noqda kuwii ul iyo diir noqda

بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في خير

Yaa soosocdaOo sawira
07/10/2023

Yaa soosocda
Oo sawira

ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ .Hamblyo Hambaliyo HambalyoWaxaan halkan hambaliyo Meher uga dirayaa Sxbk...
02/07/2023

ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ .

Hamblyo Hambaliyo Hambalyo

Waxaan halkan hambaliyo Meher uga dirayaa Sxbkay Mohamud Farah Ahmed( Biindhe) iyo Marwadiisa Rooda Abdi Cismaan Oo maanta Meherkoodu dhacayo waxa aan alle uga baryeynaa Reerkii lagu nastoo nagu nagaa in uu alle ka yeelo Sidoo kale waxa aan igu ducaynaynaa ducadii Rasuulka (ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ .)

Address

Laascaanood

Telephone

+252634932292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jama Ali duale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jama Ali duale:

Shortcuts

Share

Category