Najdi Online Shopping

Najdi Online Shopping Adeego Adigo gurigaga joogo

iPhone 15 Pro Max 512GB oo nadhiif ah Original Box iyo Chargerkiisa Wato 512GB Storage Ayuu LeeyahyBattery 88% Ayuu Mara...
27/08/2024

iPhone 15 Pro Max 512GB oo nadhiif ah Original Box iyo Chargerkiisa Wato
512GB Storage Ayuu Leeyahy
Battery 88% Ayuu Maraa
2 Bil Dhamaanaad

18/08/2024

Macamishena Waxan idiin keenay CCTV Camera
Nuuci ugu Casrisanay Caalamka,
Dahua brand,
Muuqal ka camera da ayaa ah ful HD muuqal nadiif xaada ah.
Sido kale Camera dan waxad ku xeran karta mobile kada waxadna la soconeysa
waxa goobtada ganacsi ama gurigada ka socda,
Macamil Camera dan ku ilaasho ganacsigada iyo gurigada,
Qiimaha Camera da ayaa kugu siineyna qiimo aad u jaban.
Waxii fahfahina nagala so Xiriir Number ka shashada ku qoran ama
WhatsApp Wa.me/252617026860

06/08/2024

Macmiishena sharafta leh waxa idin kenay
Cameroyin Casri ah kuwa oo ku dubayan Muuqalo 4k ah,
Camera da ayaa ka kooban 4 camera fiiloyinkoda muuqalkediyahoda,
Waa qalab isku dhamestiran.
Qiimaha waa qiimo aad u jaban
Hada kaso dalbo Najdi Online Shopping
WhatsApp wa.me/252617026860

06/08/2024

Macamishena Waxan idiin keenay CCTV Camera
Nuuci ugu Casrisanay Caalamka,
Dahua brand,
Camera ayaa ku duubeyso maqal iyo muqal,
Muuqalka Camera da ayaa ah 5mp
Waxey duubeysa muuqalo 4k xaada ah,
Sido kale Camera dan waxad ku xeran karta mobile kada waxadna la soconeysa
Maqal iyo muuqal waxa goobtada ganacsi ka socdo ama gurigada,
Macamil Camera dan ku ilaasho ganacsigada iyo gurigada,
Waxii fahfahina nagala so Xiriir Number ka shashada ku qoran ama
WhatsApp wa.me/25261702686

Najdi Online Shopping
16/11/2022

Najdi Online Shopping

Address

Bakaaro Hoolwadag
Mogadisho

Telephone

+252617080388

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najdi Online Shopping posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share