Xogta rasmiga e calamka

Xogta rasmiga e calamka Waxan idin kula wadagi Dona halkan xogta rasmiga e ka jirta calamka khasatan geeska Africa somalia

Maxkamada Hargeysa ayaa hal sano iyo afar bilood ku xukuntay Mubaarik Axmed Yuusuf ina Aamina Siciid oo 26 jir ah kaas o...
17/02/2026

Maxkamada Hargeysa ayaa hal sano iyo afar bilood ku xukuntay Mubaarik Axmed Yuusuf ina Aamina Siciid oo 26 jir ah kaas oo ay soo dacweysay Xaaskiisa Farxiya Fiska 51 jir, ay mudo dhowr sano ah is qabeen.

Seed u aragta xariga Mubarak

23/03/2024

Waxan la qaybsanaya xanunka iyo tiiranyada tacsiyada dadki shacabka aha e lagu xasuqay tuulada waydkal shalay ilahay ha u naxaristo inta dhimatay inta dhawacana ha u boga dhayo amin. Dowlada waxan ka codsanena in shaqsiyadki qabo shatiga dowlada e ka dambeyay arinkan fosha xuun wa in sharciga la hor kena. Tilaabo cad laga qada.
Waxa layab leh dadka reer afdheer in la iskugu daro hormarin laan iyo diil wax la aqbali karo maahan.

21/03/2024

Siyasad qaan gaartay aya la dhaha markan o kale Mw h**e farmajo iyo mw Deni o manta isku aragti ah isku siyasad ah dulana Ku ah villa Somalia 🇸🇴 makula tahay in ay ka hor istagi karan Mw HSM wax ka badal ka dastuurka. Ani ahan maya

Mashallah 🥰 mashallah sawir ad u qurux badan Islam nimada wa nolal ad u wanagsan alhamdullilah
15/03/2024

Mashallah 🥰 mashallah sawir ad u qurux badan Islam nimada wa nolal ad u wanagsan alhamdullilah

Madaxwaynihi h**e e dowlad deganka somalida o 6 ka dib dib u helay xoriyadisa
14/03/2024

Madaxwaynihi h**e e dowlad deganka somalida o 6 ka dib dib u helay xoriyadisa

Ramadan Mubarak Dadki manta afurna sonka manta walagu leyahay haso qaleyan inshallah
11/03/2024

Ramadan Mubarak

Dadki manta afurna sonka manta walagu leyahay haso qaleyan inshallah

10/03/2024

Man city 2-Liverpool 1 inshallah

Congratulations to my brother Khadar and my beautiful sister Sucdyy Ahmed rerki lagu naste lagu nagado guulow ka yeel am...
09/03/2024

Congratulations to my brother Khadar and my beautiful sister Sucdyy Ahmed rerki lagu naste lagu nagado guulow ka yeel amin. Rerka cusub Ilahay habarakeyo Amin

Waxaan hambalyo aroos ah udirayaa Lagasdere Saman iyo marwadiisa hambalyo big brother guur qeer qabo Allaha kaagadhigo r...
03/03/2024

Waxaan hambalyo aroos ah udirayaa Lagasdere Saman iyo marwadiisa hambalyo big brother guur qeer qabo Allaha kaagadhigo reer ka cusub Ilahay ha barakeyo Amin.

Address

KM4
Mogadishu
BR

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta rasmiga e calamka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share