Shariif portrait and gift center

Shariif portrait and gift center Shariif portrait and gift center waxay idin qabanaysaa diyaarinta hadiyadaha nuuc yadooda kala duwan duubista xafladaha, aroosyada iyo shirarka .

Waana shirkad u taagan inay idin qabato wax walba oo dan u ah bulshada .

Hambaylo aroos qurux badan Noogu Kaalay sawiro tayo leh oo aad ku qanacdo
04/08/2026

Hambaylo aroos qurux badan
Noogu Kaalay sawiro tayo leh oo aad ku qanacdo

02/08/2026

Noogu Kaalay shaqo la hubo

01/08/2026
🎓 Hambalyo Qalin-jabin! 🌹Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayga sida guusha leh u soo dhammeystay safarkiisii w...
24/07/2026

🎓 Hambalyo Qalin-jabin! 🌹

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayga sida guusha leh u soo dhammeystay safarkiisii waxbarasho.

Waxaan Alle (SWT) uga baryaynaa inuu aqoontiisa u barakeeyo, uu u furo albaabada kheyrka iyo guusha, kana dhigo mid bulshada iyo dalkiisa anfaca.

Hambalyo mar kale, guul iyo mustaqbal ifaya ayaan kuu rajaynaynaa! 🎉📚✨

28/12/2025

Warbixintan waxaan ku falanqeynay:
▪️ Go’aanka Israa’iil
▪️ Mowqifka Soomaaliya
▪️ Falcelinta caalamka
▪️ Saamaynta mustaqbalka Geeska Afrika

🎥 Daawo warbixinta oo nala wadaag aragtidaada.

Adiga maxaad ka qabtaa go’aankan? Ma mid sharci ah ayuu yahay mise waa mid khilaaf dhalinaya?





Kulanka midnimada iyo tala wadaaga beesha asharaaf aadan yacquub oo kadhacday magaalada muqdisho
26/12/2025

Kulanka midnimada iyo tala wadaaga beesha asharaaf aadan yacquub oo kadhacday magaalada muqdisho

24/12/2025

Mikrafoonka ayaan la dhex galnay dadka… Bal dhageyso waxay yiraahdeen!” 🎤

Haddii adiga lagu weydiiyo su’aalahaan … maxaad oran lahayd?” 🤔 qaybta faalada noogu reeb fariintaada
Ilqabad production

23/12/2025



Professor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari: Halbeegga Aqoonta iyo Hoggaanka Soomaaliyeed”

Ilqabad production

Address

Dayniile
Mogadishu

Telephone

+252617467897

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shariif portrait and gift center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shariif portrait and gift center:

Shortcuts

Share