Laascaanood Online

Laascaanood Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Laascaanood Online, Shopping Service, Mogadishu.

24/03/2026

Sannad walba waxaa 24ka Maarso la xusaa maalinta Qaaxada (TB) adduunka, iyada oo looga gol leeyahay in la taageero dhibbanayaasha la tacaalaya bukaankaas isla markaana guud ahaan bulshada la siiyo wacyigelin ku aaddan sidii looga hortagi lahaa misna loola dagaallami lahaa cudurkan iyada oo aan loo arkayn wax ceeb leh ee keliya loo arkayo cudur dilaa ah oo ay tahay cidda qabta in aan la takoorine la dabiibo.



05/02/2026

Cusbitaalka Somali Higher Hospital wuxuu si farxad leh ugu bishaaraynayaa dhallinyarada iyo bahda isboortiga ee magaalada Laascaanood in uu maanta furmayo koob loogu talagalay is-dhexgalka bulshada iyo dhiirrigelinta caafimaadka, koobkaas oo loogu magac daray halgamaa Saado Cali Warsame AHUN.

"CIYAARUHU WAA CAAFIMAAD."



04/02/2026

Sannad kasta maanta oo kale waxaa la xusaa maalinta kansarka adduunka. Maalintan oo xanuunkaa loo asteeyay waxa ay bahda Somali Higher Hospital dhiirrigelinaysaa bukaannada la dhibban xanuunkan, sida oo kalena waxa uu cusbitaalku bulshada ka badqabta ku wacyigelinayaa in ay caafimaadkooda la socdaan oo ay baadhis isku sameeyaan marwalba maadaama oo cudurkan haddii xilli h**e la ogaado la daawayn karo.



01/02/2026

Talooyin Caafimaad oo fudfudud waxtarkoodu se badanyahay.

20/01/2026

Taleefannadan hoos ku qoran waxa aad ka qabsan kartaa ballanta diktoorka aad rabtid adiga oo guriraaga jooga. Nagala soo xidhiidh xilli walba.
Tell: 63 7470160
Email: [email protected]

11/01/2026

Ma u baahan tahay Qalliinnada Uurkujirta ama Midhicirrada? Somali Higher Hospital ayaa kaa haqabtiraya qalliimmadan ee ballanso hadda si aad u hesho daryeelka aad mudan tahay!

📞 Tell: 063-7470160
📍 Goobta: GOL-KHAATUMO, LAASCAANOOD
📧 Email: [email protected]

10/01/2026

Haddii aad ka cabanaysid Qabsin, Somali Higher Hospital ugu imaw qalliin wax ku ool ah. Cusbitaalku waxa aad ka helaysaa qalliimmo kala duwan iyo la talin caafimaad oo ay bixinayaan xeeldheerayaa caafimaad.

Nagu soo booqo cusbitaalka oo hel qalliimmo kala duwan iyo daryeel buuxa. Wixii faahfaahin dheeri ahna nagala soco:
Tell: 63 7470160
Email: [email protected]

With Somali Higher Hospital – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
07/01/2026

With Somali Higher Hospital – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

Address

Mogadishu

Telephone

+252659748818

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laascaanood Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Laascaanood Online:

Shortcuts

Share