Fatah General Trading Co

Fatah General Trading Co Fatah is the Somalia's leading wholesalers in general trading, supplying an extensive range of products to businesses across a variety of industries.

Established in 1993.

JUMCA MUBAARAK اللهم اجعلنا من التوابين واجعلنا من المتطهرين، واجعلنا من عبادك الصالحين. 🤲🏽
04/09/2026

JUMCA MUBAARAK

اللهم اجعلنا من التوابين واجعلنا من المتطهرين، واجعلنا من عبادك الصالحين. 🤲🏽

CNICE SHAMPOO: XALKA TIMAHAAGAMa la dhibtoonaysaa qolofta madaxa iyo cuncunka?Isticmaal CNICE Shampoo oo loogu talagalay...
30/08/2026

CNICE SHAMPOO: XALKA TIMAHAAGA

Ma la dhibtoonaysaa qolofta madaxa iyo cuncunka?
Isticmaal CNICE Shampoo oo loogu talagalay daryeelka timaha iyo madaxa.

📦 Dalbo hadda!
📞 +25261 3355375
📞 +25261 3355369

📍 Xarunta Dhexe, Bakaaro – Muqdisho, Soomaaliya

Jumco Mubarak!Fatah General Trading Co
28/08/2026

Jumco Mubarak!

Fatah General Trading Co

MALA TACAALEEYSA DUFANKA ADAG?DALBO FASCLEAN DISHWASHXalka wasakhda iyo dufanka adag!🍽️ Nadiifi weelasha si fudud💧 Ka sa...
25/08/2026

MALA TACAALEEYSA DUFANKA ADAG?

DALBO FASCLEAN DISHWASH
Xalka wasakhda iyo dufanka adag!

🍽️ Nadiifi weelasha si fudud
💧 Ka saar dufanka adag
✨ Ka dhig weelasha kuwo nadiif ah oo dhalaalaya

Fasclean Dishwash — Nadaafad aad ku kalsoonaan karto!

Nagala soo xiriir:
+25261 3355375
+25261 3355369

Xarunta Dhexe, Bakaaro
Mogadishu – Somalia

Fasclean Hand Soap waa Shampoo gacmo dhaq kaa caawinaysa nadaafadda iyo daryeelka gacmaha, si aad u hesho dareen nadiifn...
24/08/2026

Fasclean Hand Soap waa Shampoo gacmo dhaq kaa caawinaysa nadaafadda iyo daryeelka gacmaha, si aad u hesho dareen nadiifnimo iyo fresh ah mar kasta.

Ku habboon guriga, xafiiska & goobaha ganacsiga
Nadaafad iyo daryeel isku jira

Dalbo hadda:
+252 61 3355375
+252 61 3355369

Nadaafadda gacmahaaga, waa mudnaanteena!

DHARKAAGA SII NADAAFAD IYO UDGOON TAYO SARE LEH! Ma rabtaa dhar nadiif ah, udgoon leh, oo dhalaalaya?Isticmaal Fasclean ...
18/08/2026

DHARKAAGA SII NADAAFAD IYO UDGOON TAYO SARE LEH!

Ma rabtaa dhar nadiif ah, udgoon leh, oo dhalaalaya?
Isticmaal Fasclean Aroma Liquid Detergent.

📞 Nagala soo xiriir:
+252 61 3355369
+252 61 3355375

📍 FATAH GENERAL TRADING CO.
🏢 Xarunta dhexe: Bakaaro, Muqdisho

Jumco Mubaarak Maalintan barakeysan aan badino ducada, xuska Alle iyo shukriga, si qalbiyadeennu u helaan degganaansho, ...
03/07/2026

Jumco Mubaarak

Maalintan barakeysan aan badino ducada, xuska Alle iyo shukriga, si qalbiyadeennu u helaan degganaansho, iimaan iyo barako.

Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xornimada Soomaaliya!1-da Luulyo waa maalin ku suntan sharaf, gobannimo iyo midnimo Soom...
01/07/2026

Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xornimada Soomaaliya!

1-da Luulyo waa maalin ku suntan sharaf, gobannimo iyo midnimo Soomaaliyeed. Waa maalin qalbigeenna ku weyn, kuna xiran taariikh, halgan iyo rajo qaran.

Aan maanta xusno qiimaha xorriyadda, jacaylka waddanka iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Hambalyo dhammaan Soomaalida meel kasta oo ay joogaan.

Marka aad isticmaasho Fasclean Extra Power Detergent Powder, ma helaysid oo keliya dhar nadiif ah, balse waxaad sidoo ka...
29/06/2026

Marka aad isticmaasho Fasclean Extra Power Detergent Powder, ma helaysid oo keliya dhar nadiif ah, balse waxaad sidoo kale helaysaa caraf raagta iyo dareen cusub oo maalintaada ka dhigaya mid farxad leh.

Ku dhaq dharkaaga Fasclean, kuna raaxayso nadaafad muuqata iyo caraf qof walba dareemi karo.

📞 +252 61 3355369 | +252 61 3355375
📍 Xarunta Dhexe, Bakaaro – Muqdisho, Soomaaliya

Nadaafadda gacmaha waa tallaabo fudud, balse muhiim u ah ilaalinta caafimaadkaaga iyo badqabka qoyskaaga.Fasclean Hand W...
28/06/2026

Nadaafadda gacmaha waa tallaabo fudud, balse muhiim u ah ilaalinta caafimaadkaaga iyo badqabka qoyskaaga.

Fasclean Hand Wash wuxuu kaa caawinayaa inaad gacmahaaga nadiif ka dhigto si aad ugu noolaato kalsooni iyo nadaafad maalin kasta.

Dooro nadaafad aad ku kalsoonaan karto.

📞 +252 61 3355369 | +252 61 3355375
📍 Xarunta Dhexe, Bakaaro, Muqdisho

Address

Bakaaro, Holwadag District
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fatah General Trading Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fatah General Trading Co:

Shortcuts

Share