27/11/2023
Asc waxa ummadda soomaaliya ogeysiinayaa iney dayacday qarankii soomaaliya astaanka qaranka qofkii sameeyay oo soo fakaray sameeyay iney xasuusato oo u dhigto xus iyo mamuus ayoo mudanyahay laakiin ayaan daro dowladda soomaaliya taasi wey gabtay waxa hada caruurtiisa caruur sii dhaleen oo aniga ka mid ahay cabdi qani abuukar shaacir awoowaheega magaciisa waa shaacir maxamed roone alle haku naxariisto awoowe taariikhda aya Ku xusi doonto insha'alaah walaal sii share garey sidii u arkaan umada soomaaliya oo Chan 0615174252