Kaabo baby shop

Kaabo baby shop Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaabo baby shop, Shopping & retail, Shop No. 134, First Floor, City Mall, Xamar weyne, Mogadishu.

Ku soo dhawoow Kaabo , meesha ugu fiican ee aad ugu imaan karto dhammaan baahiyahaaga dharka caruurta, Laga soo bilaabo sharabaadada ugu jilicsan ilaa shaatiyada ugu caansan.

01/12/2025
Inaga raali ahaada. In badan oo idinka mid ah ayaa inala sooxiriirtay!Waxaa najiitay ganacsi kale, kaabo family waan idi...
07/05/2023

Inaga raali ahaada. In badan oo idinka mid ah ayaa inala sooxiriirtay!

Waxaa najiitay ganacsi kale, kaabo family waan idiinxiisnay, wallahi talooyinkeenii iyo xiriirkii dhowaa wax loodhigo maleh ๐Ÿ˜๐Ÿฅฐ๐Ÿ™๐Ÿพ

Princess Amiira rocking Kaabo clothes masha Allah. โค๏ธโค๏ธ๐Ÿ˜๐Ÿฅฐ
23/11/2022

Princess Amiira rocking Kaabo clothes masha Allah. โค๏ธโค๏ธ๐Ÿ˜๐Ÿฅฐ

Hadalka aan u jilcino ubakdeena ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ waa hubka kali ah een heysano marka isticmaalkiisa waa in laga fiirsadaa
22/10/2022

Hadalka aan u jilcino ubakdeena ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ waa hubka kali ah een heysano marka isticmaalkiisa waa in laga fiirsadaa

Congratulations ๐ŸŽŠ
15/10/2022

Congratulations ๐ŸŽŠ

Surwaalka iyoo shaarka waa 20$ o kaliya.
25/04/2022

Surwaalka iyoo shaarka waa 20$ o kaliya.

Awal wuxuu ahaa 12.5$Hada waa 10$ oo kaliya.
25/04/2022

Awal wuxuu ahaa 12.5$
Hada waa 10$ oo kaliya.

Dharki ciida oo qurux badan ayey Kaabo baby shop idiin keeneen.Xarunta waa xamar wayne, City Mall dabaqa kowaad 134. Ama...
10/04/2022

Dharki ciida oo qurux badan ayey Kaabo baby shop idiin keeneen.

Xarunta waa xamar wayne, City Mall dabaqa kowaad 134. Ama numberkaan nagalsoo xiriira 0611630944.

Funaana iyo surwaal aad ujilcan.Umul ilaa 2 sano.
07/02/2022

Funaana iyo surwaal aad ujilcan.
Umul ilaa 2 sano.

Daaqili aad ujilicsan.Umul ilaa 2 sano
06/02/2022

Daaqili aad ujilicsan.
Umul ilaa 2 sano

Address

Shop No. 134, First Floor, City Mall, Xamar Weyne
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 20:00
Tuesday 09:00 - 20:00
Wednesday 09:00 - 20:00
Thursday 09:00 - 20:00
Friday 09:00 - 20:00
Saturday 09:00 - 20:00
Sunday 09:00 - 20:00

Telephone

+252611630944

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabo baby shop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaabo baby shop:

Shortcuts

Share