United Som Electronics

United Som Electronics United Som Electronics Waa shirkad iibisa alaabha Electronics-ka. Astaanteenu waa Tayo sare.

Biyo nadiif ah mar walba – fudud oo degdeg ah!Ma u baahan tahay water dispenser tayo sare leh oo ku habboon xafiiskaaga ...
24/05/2026

Biyo nadiif ah mar walba – fudud oo degdeg ah!

Ma u baahan tahay water dispenser tayo sare leh oo ku habboon xafiiskaaga ama gurigaaga?

United Som Electronics waxay kuu keentay xal casri ah oo fududeynaya helitaanka biyo nadiif ah.
✅ Biyo kulul & qabow
✅ Shaandhayn tayo sare leh
✅ Isticmaal fudud

Ku habboon xafiisyada, shirkadaha, iyo guryaha casriga ah.

🏢 Ka hel hadda – United Som Electronics

📞 Nala soo xiriir:
+252 61 2863303
+252 77 0925551

12/05/2026

Shirkada United Som Electronics waxay idin keentay electronic guri iyo mid xafiis oo dhameestiran macaamiil ka faaideyso fursadaan

Electronic tayadiisa lagaa hubiyay ayaan kuu kenay

Nagal soo xiriir:
‪+252 61 2863303‬
+252 77 0925551

📍BAKAARO

United Som Electronics

United Som Electronics waxay idiin keentay marawaxad tayo sare leh! Marawaxaddan waxay si gaar ah uleedahay qaboojin dab...
11/05/2026

United Som Electronics waxay idiin keentay marawaxad tayo sare leh!

Marawaxaddan waxay si gaar ah uleedahay qaboojin dabiici ah oo waxtar leh, iyadoo leh naqshad casri ah oo labada dhinacba ka leh marawaxado si ay hawada si siman ugu gaarsiiso qof kasta oo isticmaalaya. Waa xal ku habboon gurigaaga, xafiiskaaga, ama goob kasta oo aad u rabto qaboojin degdeg ah.

War wanaagsan: Waxaan hadda ku sameynay qiimo- dhimis (discount) gaar ah oo socon doona muddo kooban!

Delivery-gana waa bilaash!

Macaamisheena qiimaha leh, fursaddan ha moogaan -ka faa'iideyso maanta si aad u hesho qaboojin dabiici ah oo aad ku qanacdo.

Nagala soo xiriir:
‪+252 61 2863303‬
+252 77 0925551

📍BAKAARO

Shirkada united som electronics waxay idin keentay coffee maker ama coffee sameeye aad casri u ah kaas oo ay sameeesay c...
09/05/2026

Shirkada united som electronics waxay idin keentay coffee maker ama coffee sameeye aad casri u ah kaas oo ay sameeesay companiga keenwood waana companiyada ugu casrisan casrigaan waxaa loo adeegsan karaa guryaha iyo maqaayadaha intaba

macaamii discount ayaangalinay

deliverigana waa free

nagala soo xiriir
+252 77 0925551
‪+252 61 2863303‬

📍bakaaro

United Som Electronics

SHIRKADDA UNITED SOM ELECTRONICS WAXAY IDIN KEENTAY BALANDER AMA SHIIDE KAAS OO AAD U ISTICMAALI KARTID WAXYAABHA AAD RA...
04/05/2026

SHIRKADDA UNITED SOM ELECTRONICS WAXAY IDIN KEENTAY BALANDER AMA SHIIDE KAAS OO AAD U ISTICMAALI KARTID WAXYAABHA AAD RABTO IN AAD SHIIDATO

HADEE NOQON LEHED HILIB, QUDAAR, IYO WIXII KALOO AAD RABTO INAAD SHIDATO

WUXUU KALOO WATAA SHIIDE YAR O LOOGU TALAGALAY IN LAGU SHIIDO WAXYAABHA QALALAN SIDA SISINTA CARROTKA IYO QUDAARTA QALALAN SIDOO KALE WAXAAD KU SHIIDAN KARTAA XAWAAJYADA CUNTADA ADIGOO ADEEGSANAYA MASHIINKAAN YAR SHIIDAHAN WAA MID TAYIDIISA LAGAA HUBIYAY MACAAMIIL SOO DHOOOW

Deliveriga waa free
📍xarunteena waa bakaaro

naga soo wac:
+252 77 0925551
‪+252 61 2863303‬

United Som Electronics

28/04/2026

Shirkada United Som Electronics waxay idin keentay electronic guri oo dhameestiran macaamiil ka faaideyso fursadaan

Electronic tayadiisa lagaa hubiyay ayaan kuu kenay

Nagal soo xiriir:
‪+252 61 2863303‬
+252 77 0925551

📍BAKAARO

United Som Electronics

Address

BAKAARO, AGAGAARKA BIYAMAALOW
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when United Som Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share