Sahan Market

Sahan Market Dalbo adeegyadaada si fudud, ammaan ah, oo degdeg ah.

Jumco Mubaarak 🤍رَبِّ زِدْنِي عِلْمًا“Rabbiyow cilmigayga ii kordhi.”Alle ha inoo kordhiyo cilmi anfaca, faham iyo kheyr...
14/08/2026

Jumco Mubaarak 🤍

رَبِّ زِدْنِي عِلْمًا

“Rabbiyow cilmigayga ii kordhi.”

Alle ha inoo kordhiyo cilmi anfaca, faham iyo kheyr. Aamiin. 🤲

Jumco Mubaarak 🤍رَبَّنَا آتِنَا فِي الدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِRabbiyow adduu...
07/08/2026

Jumco Mubaarak 🤍
رَبَّنَا آتِنَا فِي الدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ
Rabbiyow adduunka kheyr nagu sii, aakhiradana kheyr nagu sii, cadaabta naartana naga badbaadi.
Aamiin. 🤲

06/08/2026

Maxay filayaan? 😅 Dhamaadka sug…

Qalabka Internet-ka gurigaaga ama xafiiskaaga uga baahan tahay?Gudaha Sahan Market waxaad ka dooran kartaa:Hormuud • Som...
05/08/2026

Qalabka Internet-ka gurigaaga ama xafiiskaaga uga baahan tahay?
Gudaha Sahan Market waxaad ka dooran kartaa:
Hormuud • Somtel • Somnet
Kadibna dooro Guri ama Xafiis oo gudbi codsigaaga.
Hadda ka codso gudaha Sahan Market.

Internet-ku markuu kaa dhammaado adigoo leh “Lacag ma hayo…” kadib ayaad si lama filaan ah Dheef Points-kaaga u xasuusat...
04/08/2026

Internet-ku markuu kaa dhammaado adigoo leh “Lacag ma hayo…” kadib ayaad si lama filaan ah Dheef Points-kaaga u xasuusataa 😅
Bal Dheeftaada eeg—laga yaabee inay dhibco kugu filan kuu uruureen.
Adigana ma kugu dhacday? 😂

Dheef Points-kaaga ka faa’iidayso. Waxaad gudaha Sahan Market ugu beddeli kartaa internet ama lacag, adigoo raacaya xula...
04/08/2026

Dheef Points-kaaga ka faa’iidayso. Waxaad gudaha Sahan Market ugu beddeli kartaa internet ama lacag, adigoo raacaya xulashooyinka ka muuqda app-ka.
Dheeftaada maanta ka faa’iidayso.

Waxbarashada, shaqada iyo madadaaladaadu internet ayay u baahan yihiin.Xirmooyinka internet-ka ee Hormuud, Somtel iyo So...
03/08/2026

Waxbarashada, shaqada iyo madadaaladaadu internet ayay u baahan yihiin.
Xirmooyinka internet-ka ee Hormuud, Somtel iyo Somnet si fudud uga dooro gudaha Sahan Market, kadibna xirmada kugu habboon iibso.
Xirmadaada hadda dooro.

Maanta adeeggee ayaad ugu baahan tahay Sahan Market?Internet, Kuhadal, Dheef Points mise Qalabka Internet-ka?Dhammaantoo...
02/08/2026

Maanta adeeggee ayaad ugu baahan tahay Sahan Market?
Internet, Kuhadal, Dheef Points mise Qalabka Internet-ka?
Dhammaantood Sahan Market gudaheeda ayaad ka heli kartaa.
Doorashadaada coment-ga noogu sheeg.

Address

Bakaara Market
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share