Dalab Gifts

Dalab Gifts DALAB Online, is an e-commerce, Mogadishu based company managed by highly experienced information te

🎨 FURSAD SHAQO – GRAPHIC DESIGNERShirkadda Dalab Gifts waxay raadineysaa Graphic Designer hal qof oo ku biira kooxda.📍 G...
14/03/2026

🎨 FURSAD SHAQO – GRAPHIC DESIGNER

Shirkadda Dalab Gifts waxay raadineysaa Graphic Designer hal qof oo ku biira kooxda.

📍 Goobta: Mogadishu
👤 Boosaska: 1 (Hal qof)
💰 Mushahar: $150 / Month
📚 Training: 1 bil oo tababar ah
⏰ shift ga: 8:00 Am to 18:00 PM

📌 Shaqada laga rabo qofka:
• Inuu design gareeyo alaabaha customized-ka ah ee shirkaddu sameyso.
• Sida Frames (sawirada frame-ka), Cups, iyo gifts kale oo la personalize gareeyo.

• Diyaarinta designs nadiif ah oo soo jiidasho leh oo ku saleysan dalabka macaamiisha.

🔹 Shuruudaha:
• Inuu leeyahay xirfad Graphic Design
• Inuu ugu yaran leeyahay 1 sano qibrad ah
• Hal-abuur iyo awood uu ku sameeyo designs qurux badan oo tayo leh.
• Fahamka iyo fulinta designs gaar ah oo macaamiishu dalbadaan

✅ Haddii aad leedahay xirfad Graphic Design oo aad jeceshahay inaad sameyso designs cusub, tani waa fursad kuu fiican.

📩 Soo dir CV-gaaga WhatsApp:
📱 0613256566

⏰ Ha seegin fursaddan!

20/02/2026

Ma raadineysay hadiyada ugu qiimaha badan Ramadaanka?!
🟢Whatsapp👇 ☎️Naga soo wac👇+252612597175 0612597175📍
ama naga soo wac 0610666655
Xarunteena waxey ku taalaa howlwadaag jaamacada somalia akteeda🛺
Waxaan Kuugu Keeni karnaa Gurigaga Iyo Goobtaada Shaqo meel walba oo aad joogto.✈️

20/02/2026

Ma raadineysay hadiyada ugu qiimaha badan Ramadaanka?!
🟢Whatsapp👇 ☎️Naga soo wac👇+252612597175 0612597175📍
ama naga soo wac 0610666655
Xarunteena waxey ku taalaa howlwadaag jaamacada somalia akteeda🛺
Waxaan Kuugu Keeni karnaa Gurigaga Iyo Goobtaada Shaqo meel walba oo aad joogto.✈️

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 13:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Telephone

+252612597175

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalab Gifts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalab Gifts:

Shortcuts

Share