Bella Books

Bella Books Bella Books waa shirkad iibisa isla markaasna faafisa buugaagta, joornaallada cilmiga ah iyo agabka akhris-qoraalka: goor kasta & goob kasta.

Noogu kaalay: hufnaan iyo hawlkarnimo.

07/03/2023

Ogaysiis! ๐Ÿ“ฃ

Dhowaan Muqdisho waxa ay martigalinaysaa bandhigga buugga Dagaalkii Raanjariska (The Battle of Mogadishu). Buuggan wuxuu soo bandhigayaa muddadii uu Maraykanka goobayay Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid, dareenkii uu dagaalka ka qabay, sidii uu u qorsheeyay xeeladaha dagaalka, caqabadihii ka hor imanayay, maalin kasta, iyo sidii uu u wajahayay. Sidoo kale, buuggan wuxuu xanbaarsan yahay, una iftiiminayaa dhacdooyin kale oo badan, oo uu qoraha buuggan goobjoog u ahaa.

Qoraaga buuggu waa Dr. Maxamuud Cabdi Cilmi oo ahaa xoghayntii gaarka ahayd ee Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid intii uu Maraykanku baadigoobkiisa ku jiray.

Maalinta Khamiista, 09 March, 2023 ayaa lagu soo bandhigi doonaa Jazeera Hotel, 3:30pm galabnimo.

Kasooqeybgal wanaagsan.


Sharaf bay noo tahay dhiirrigalinta maktabadaha guud ee loogu talagalay kobcinta wacyiga bulshada.
30/11/2022

Sharaf bay noo tahay dhiirrigalinta maktabadaha guud ee loogu talagalay kobcinta wacyiga bulshada.

Shirkadda buugaagta iibisa ee Bella Books, Xarunteeduna Muqdisho tahay, waxa aynu uga mahadnaqaynaa buugaagta ay ugu deeqeen BeledHawa Public Library.

Mahadsanid.

.
.

Ku horumari nafsaddaada caado akhris.
12/11/2022

Ku horumari nafsaddaada caado akhris.

Akhriste buuggeed la jimceysatay?
11/11/2022

Akhriste buuggeed la jimceysatay?

AKhriste halkeed ku jimcaysatay? .
11/11/2022

AKhriste halkeed ku jimcaysatay?

.

Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugaagta hoose oo dhan.โฐ Hadda dalbo oo hadda hel. ๐Ÿšš Goob kasta iyo goor kasta.Naga la soo ...
07/11/2022

Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugaagta hoose oo dhan.
โฐ Hadda dalbo oo hadda hel. ๐Ÿšš Goob kasta iyo goor kasta.
Naga la soo xiriir:
โ˜Ž๏ธ: 0619877985 / 0615010061 / 0613293975.
๐Ÿ“ฉ: https://wa.me/message/G6Z6YNGFH4L6D1

Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugga ุงู„ุตูˆู…ุงู„.. ุฒูˆุงูŠุง ุบูŠุฑ ู…ุญูƒูŠุฉ ee uu qoray qoraa Hassan Qorane.๐Ÿšš Hadda dalbo oo hadda hel....
06/11/2022

Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugga ุงู„ุตูˆู…ุงู„.. ุฒูˆุงูŠุง ุบูŠุฑ ู…ุญูƒูŠุฉ ee uu qoray qoraa Hassan Qorane.

๐Ÿšš Hadda dalbo oo hadda hel. Goob kasta iyo goor kasta.

Naga la soo xiriir:

โ˜Ž๏ธ: 0619877985 / 0615010061 / 0613293975.
๐Ÿ“ฉ: https://wa.me/message/G6Z6YNGFH4L6D1

Address

Maka Al-Mukarrama
Mogadishu
252

Telephone

+252619877985

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bella Books posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bella Books:

Shortcuts

Share

Category