07/09/2026
Update /
Kulan udhexeyey odoyasha Dhaqanka deeganka mubaarak iyo maamulka deeganka aya kadhacay xafiiska maamulka deeganka .
Kulanka waxa goob joog ka aha gadoomiyaha degmada awdhegle .
Mudane: maxamed Ibrahim abukar
Sidokale waxa qeyb ka aha maamulka deeganka oo ugu h**eeyo gadoomiyaha deeganka
Mudane : Abdullahi cusman abukar
K,xigenka maamulka & maliyada deeganka &
K,xigenka amniga deeganka mubaarak
Ujeedka kulanka wuxu aha is xog wareysi udhexeeya maamulka & odoyaasha dhaqanka
Kulanka aya Wuxu kusodhamaaday si nabdoon
Ka warqabka bulshadu waa hormuudka nolosha deeganka.