19/07/2026
Kulanka Final ka Caawa Spain vs Argentina.
kuna guulayso
1. Kaalinta 1aad $30
2. β kaalinta 2aad $25
3. β kaalinta 3aad $20
Shuruudaha Tartanka
1.β β Follow garee bogga Lana Business Park
2.β β Like saar post-kan.
3.β β Share garee post-kan.
4 . Seddex qof oo asxaabtada so mention-garee
5.β β Comment-ka ku qor natiijada aad saadaalinayso.
Saadaalintu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato 10:00 PM.
Guuleystayasha waxay noqon doonaan dadka si sax ah u saadaaliya natiijada kulanka isla markaana buuxiya dhammaan shuruudaha tartanka.
Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha.