Codka Shacabka Degmada Awdheegle

Codka Shacabka Degmada Awdheegle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Codka Shacabka Degmada Awdheegle, Baydhabo, Mogadishu.

30/07/2026

Gudoomiye Maxamed Ibraahim oo isu badalay dalaal dhul beereed ayaa isku dayaya inuu dadka Degmada Awdheegle oo xaqooda ka hadlaaya inuu afka qabto caburiyo ucagajugleeyo asigoo adeegsanaya ciidamada militariga halkaa jooga, sidoo kale wararku waxay intaa ku darayaa lacago badan oo laaluush ah uu siinayo ciidanka halkaa jooga si dadka Degmada loo aamisiyo

Isha wararka degmada Awdheegle

29/07/2026

War deg deg ah
Warar naga soo gaaraya Degmada Awdheegle ayaa sheegaya in maanta uu kulan qarsoodi ah ku yeesheen beeraha faarax wacays geedaha shawriga Gudoomiyaha Degmada Awdheegle Maxamed Ibraahim, Taliye urur Cali Mahdi iyo 3qof oo aan degmada udhalan, wararka aan halayno kulankaa wuxuu ku saabsanaa arimo dhul beereed ay leeyihiin dadka deegaanka Malable oo uu Maxamed ibraahim damacay inuu dalaal ka noqdo oo uu ka iibiyo dad aan degmada udhalan, arintaan hadii sida wararku sheegayaan haday udhacdo waxaa cadaanaysa in Maxamed ibraahim isu badalay dalaal sidaa dartee ay mudan tahay in gacmaha la qabto lana badalo, Degmadana yeelato gudoomiye cusub oo dadka la dareen ah asagoo markii horaba ujoogay qaab qabiil barnaamiyo badan oo dadka degmada loogu talagalay beeshiisa kaliya kuwada safay, Marka dhalinyarada Degmada Awdheegle waxaa leenahay indhihiina fura isuna diyaariya in lala xisaabtamo gudoomiye dalaal isu badalay.

Isha wararka degmada Awdheegle

War qabadka Codka Shacabka Degmada Awdheegle waxaa soo gaaray warqad lagu dacwaynaayo Gudoomiyaha Degmada Awdheegle Maxa...
27/07/2026

War qabadka Codka Shacabka Degmada Awdheegle waxaa soo gaaray warqad lagu dacwaynaayo Gudoomiyaha Degmada Awdheegle Maxamed Ibraahim

26/07/2026

Gudoomiyihii h**e ee deegaanka Mubaarak ayaa waxba k**a jiraan ku tilmaamay hadalka ka soo yeeray Cali. Abuukar sidoo kale wuxuu eedayn culus dusha uga tuuray Gudoomiyaha deegaanka Mubaarak Cabdulaahi Cismaan abuukar oo ku tagrifal awoodeed sameeyey

26/07/2026

Odayaasha dhaqanka Deegaanka Mubaarak ayaa waxba k**a jiraan ku tilmaamay warka kasoo baxay Cali abuukar oo ahaa booliiska mubaarak.

Warar naga soo gaaraya Degmada Awdheegle ayaa sheegaya in mid ka mid ah nabadoonada degmada, oo lagu magacaabo Cabdirash...
24/07/2026

Warar naga soo gaaraya Degmada Awdheegle ayaa sheegaya in mid ka mid ah nabadoonada degmada, oo lagu magacaabo Cabdirashiid, uu la kulmay hanjabaad la sheegay inay uga timid Guddoomiyaha Degmada Awdheegle Maxamed Ibraahim.

Sida xogta hordhaca ah ay tilmaamayso, waxaa la sheegay in Guddoomiyuhu uu ku yiri nabadoonka Ka guur gurigaaga, haddii kale waa laguugu dilaa gurigaaga dhexdiisa.

Isha wararka degmada Awdheegle

Waxaa soo xaqiijinay dadkii uu ku qortay  Gudoomiyaha Degmada Awdheegle Maxamed ibraahim tababarkii Xog ururinta ahaa oo...
23/07/2026

Waxaa soo xaqiijinay dadkii uu ku qortay Gudoomiyaha Degmada Awdheegle Maxamed ibraahim tababarkii Xog ururinta ahaa oo ay waday (IOM). Dadka uu ku qoray waxaa kamid ah
1-Habiibo Suleiman Cismaan
2-Abdiraxman Ali Nuur
3-Cismaan Muuse Cismaan Gaalow
4-Anas Cabduqadir Ibraahim. Oo dhamaantooda kasoo wada jeeda Uraabane
Bagadiyow indhaha fura dadka xaq iyo cadaalad idi sheegaya waa kuwan.

War deg deg ahWarar ayaa sheegaya in tababar ku saabsan Data Collection oo ay wado IOM oo loogu talagalay in dadka Degma...
23/07/2026

War deg deg ah
Warar ayaa sheegaya in tababar ku saabsan Data Collection oo ay wado IOM oo loogu talagalay in dadka Degmada Awdheegle in si siman loogu qaybiyo ayaa Gudoomiyaha Degmada Awdheegle Maxamed Ibraahim ayaa ku qortay 10 qof oo cidiisa ah Uraabane oo ugu h**eeyo Muuse cismaan Gaaow Wiilkiisa
Wixii war ah oo dheeraad ah halkaan isha ku haaya.

war degdeg ah war aan halayno ayaa sheegaya qaar ka mid ah odayaasha iyo gudoomiyaha dhalinyarada uraawane ayaa kulan qa...
23/07/2026

war degdeg ah
war aan halayno ayaa sheegaya qaar ka mid ah odayaasha iyo gudoomiyaha dhalinyarada uraawane ayaa kulan qarsoodi ah kula yeeshay taliye ku xigeenka ciidanka booliiska gaarka ah ee haramcad oo magaciisa yahay Bakar. Kulankaan wuxuu ka dhacay isgooska banaadir gaar ahaan masaajidka cabdulaahi ciise agagaarihiisa.
shirkaa waxaa qaban qaabadiisa lahaa
1- Muushe Cismaan Gaalow
2-Cabdiraxiin maxamed gudoomiyaha dhalinyarada Uraabane iyo qaar kamid ah ciidanka booliska.
kulankaa waxaa gadaal ka riixaayey muuse gaalow ujeedkana wuxuu ahaa in taliye kuxigeen bakar la waydiisto kaalmo siloo tuuro Suldaanka guud ee beesha Begedi, sidoo kale waxaa goobta laga sheegay in odayaal qaar ay diidan yihiin fadhigoodana yahay shaqaalaha sida uu h**e usheegay Saalax Cabdiraxmaan ex gudoomiye, taliye xigeen Bakar wuxuu balan qaaday inuu ka garab siin doono arintaa oo ay qabsan karaan shirarkooda awdheegle iyo mubaarak uuna kala shaqayn doono ridida suldaanka guud ee beesha begedi.
Durba waxaa howl galay taliye xigeen bakar isagoo ka duulaaya balan qaadkii tolkii uraabane wuxuu faragalin ku sameeyey deegaanka mubaarak wuxuuna halkaa ku handaday booliiska deegaanka mubaarak asigoo adeegsanaya saraakiil halkaa joogta oo aan magacyadooda dib kasoo sheegi doono.
xogta waxay intaa ku daraysaa in la rabo odashaasha qaar in la handado qaar in la xero falkaana waxaa ka shaqaynaaya taliye xigeen bakar waxaana arintaa gadaal ka riixaya Muuse Cismaan Gaalow.

Isha waraka sugan

Address

Baydhabo
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Shacabka Degmada Awdheegle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share