01/04/2026
π· V380 Pro Camera
Waa kaamirad casri ah oo ammaan sare leh, ku habboon guryaha, xafiisyada iyo goobaha ganacsiga. Waxay bixisaa muuqaal cad (HD)ah, aragti habeen iyo kormeer toos oo mobile-kaaga ah .
π Hadda dalbo oo degdeg ku hel!