Herbal Plus Honey

Herbal Plus Honey Herbal Plus Honey

16/11/2023
02/10/2023

Titta på, följ och upptäck mer populärt innehåll.

08/12/2022

Wasir waa daawo dhireed dabiici ah, oo tayadeedu sareyso, Wasir waxa oo kaa daaweeyaa baabasiirka ama qoor-malayda.

𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:
1.Xanuun iyo cuncun marka aad saxarooneyso ama ka dib.
2.Dhiiga soo raaca saxarada.
3.Saxarada oo xanuun kuugu qabada.
4.Dheecaan qarmuun oo soo raaco saraxada, kaasi oo ka dhalatay infection-ka uu keenay baabasiirka, IWM.

waxii faahfaahin dheer ah wac 616857666 .

08/12/2022

Act-Move:
Waa kaniini dabiici ah oo lagu daweeyo:

1-Roomatizamka.
2 - Dheecaanada Kala goysyada ka dhamaaday oo ay soo celi so.
3 - Carjowda dhamaatay oo ay sooceliso.
4- Dhabar xanuunka.
5-Jilba xanuunka.
6- Lafa xanuunka.

Waxii faahfaahin dheer ah wac: 616857666 .

24/11/2022
MAAGFIT waa daawo dabiici ah oo tayo sare leh, oo ka caawiso:-• Lalabbo ama calool xanuun soo noqnoqda.• Calool taagan (...
13/11/2022

MAAGFIT waa daawo dabiici ah oo tayo sare leh, oo ka caawiso:-

• Lalabbo ama calool xanuun soo noqnoqda.
• Calool taagan (Bararsan).
• Matag .
• Dheefshiidka oo ku qasma.
• Gubasho caloosha ah inta u dhaxaysa cuntada ama habeenki.
• Cunto-xumo.
• Dhiig matagid ama wax sida kafeega ah oo Madow.

Waxii faahfaahin dheer ah wac 616857666 .

🌿

BAWANG  PUTH Waa Dawwo dabiici ah loogu Tala galalay in ay dhiiga ka difayso Saliida.Calaamadaha Kolostarolka:1- Madax x...
12/11/2022

BAWANG PUTH Waa Dawwo dabiici ah loogu Tala galalay in ay dhiiga ka difayso Saliida.

Calaamadaha Kolostarolka:
1- Madax xanuun.
2 - wareer.
3 - Ciriiri dhanka neefsashada.
4- Daal.
5- dhiiga oo kaca.
Waxii faahfaahin dheer ah wac: 616857666 .

Address

Mogadishu
BN

Telephone

+252616857666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Herbal Plus Honey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Herbal Plus Honey:

Shortcuts

Share