Daaris Academy

Daaris Academy The school stands for producing a generation that is well-developed in every aspect, both in academic quality and moral character.โœจ๏ธ๐Ÿ“š๐Ÿ“˜

12/09/2026

U jeed keenu waa Jiil ka dhisan dhan walbo
Dhan maadi iyo diiniba๐ŸŒธ๐Ÿฅฐ๐Ÿ“š

ADMISSION OPEN NOWโœ…๏ธ๐Ÿ˜
31/08/2026

ADMISSION OPEN NOWโœ…๏ธ๐Ÿ˜

28/08/2026

๐Ÿ“š๐ŸŒŸ AHMIYADDA WAXBARASHADA IYO DHIIRRIGELINTA ARDAYDA ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š

Daaris Academy waxay muhiimad weyn siisaa waxbarashada, tarbiyadda iyo dhiirrigelinta ardayda, maadaama ay yihiin jiilka mustaqbalka hoggaamin doona bulshadeenna. ๐ŸŽ“โœจ

Munaasabadda maanta, waxaa ardayda Daaris Academy u jeediyey hadal qiimo badan oo ku saabsan ahmiyadda waxbarashada iyo dhiirrigelinta ardayda, Ustaad Abdi Nuur Abdi Adam(Ordaaye)

Ustaadku wuxuu ardayda kula dardaarmay in ay dadaalaan, waqtigooda ka faaโ€™iideystaan, aqoontana u arkaan furaha guusha iyo horumarka nolosha. Wuxuu sidoo kale ku boorriyey ardayda in aysan ka quusan caqabadaha, balse ay yeeshaan yoolal cad iyo himilo sare. ๐Ÿ’ช๐Ÿ“–

๐Ÿ’ก โ€œWaxbarashadu waa iftiinka nolosha, dadaalkuna waa jidka guusha.โ€

Daaris Academy waxay mar walba garab taagan tahay ardaydeeda, iyadoo ku dadaalaysa in ay dhisto jiil aqoon leh, akhlaaq wanaagsan iyo mustaqbal wanaagsan leh. ๐ŸŒฑ๐ŸŽ“






Ardeydeena maanta waxa aan dalxiis u aadnay Magalada dooga iyo beeraha ee balcad Maanta waa sawir iyo farxad balse biri ...
20/08/2026

Ardeydeena maanta waxa aan dalxiis u aadnay
Magalada dooga iyo beeraha ee balcad
Maanta waa sawir iyo farxad balse biri waa xasuus
๐ŸŽ“๐ŸŒฟ

04/08/2026

"Aqoontu ma aha oo keliya waxa la akhriyo, waa waxa la tijaabiyo lana fahmo
Daaris Academy

31/07/2026

Eng: AHMED ABDIRAHMAN
Ahmiyada waxbarashada ardey kastaa waxa uu u baahan yahay in lagala hadlo loona sheego muhiimada waxbarashada lagana dhadhiciyo ardeyda in aysan sineen qof wax bartay iyo qof aan waxbaran

Waxa  aan Xarunta dugsiga ku soo dhaweyneynaa Al ustad Abdi nuur Abdi Adam  oo ah gudoomiyaha Ururka dhiiri galinta akhr...
25/07/2026

Waxa aan Xarunta dugsiga ku soo dhaweyneynaa
Al ustad Abdi nuur Abdi Adam oo ah gudoomiyaha Ururka dhiiri galinta akhriska iyo qoraalka ee HINGAADSO๐Ÿ“š๐Ÿ˜‡
Daaris Academy โœ…๏ธ

23/07/2026

Aayadaha Quraanka kariimka
Daah furka barnaamijka Presentation luuqada English Ardeyda diyaarinta habeenkii ๐Ÿ˜‡๐Ÿฅฐ

Daaris Academy ๐Ÿ“โœ…๏ธ

Good night , Daaris Academy Students! โœจ๏ธ๐Ÿ˜๐Ÿ“ท
21/07/2026

Good night , Daaris Academy Students! โœจ๏ธ๐Ÿ˜๐Ÿ“ท

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo Maalinta Xorriyadda โ€“ 1-da Luulyo! Farxad weyn ayay noo tahay inaan idinla wadaagno sawirrada quruxda badan ...
29/06/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo Maalinta Xorriyadda โ€“ 1-da Luulyo!

Farxad weyn ayay noo tahay inaan idinla wadaagno sawirrada quruxda badan ee ardayda DAARIS ACADEMY, kuwaas oo si sharaf iyo waddaniyad leh uga qeyb qaatay dabaaldegga Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed ee 1-da Luulyo.
Maalintani waa maalin qiimo weyn u leh ummadda Soomaaliyeed, waana fursad aan carruurteenna ku barno jacaylka dalkooda, midnimada, iyo ilaalinta taariikhdeenna
Hambalyo 1-da Luulyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaris Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share