Celis51

Celis51 hadaa isk iibinesid laso xariir kaliya Celis51
hadaa iib sanesid lasoo xariir kaliya Celis51

25/02/2020

Welcome to Celis51

Celis51 waa ganacsi aad ka iibsan karto wax walbo aad ubahato qiima jaban adigo kuhelayo Muhiimada uu utagan yahay Celis...
25/02/2020

Celis51 waa ganacsi aad ka iibsan karto wax walbo aad ubahato qiima jaban adigo kuhelayo
Muhiimada uu utagan yahay Celis51 waa inaa heshid qancintada iyo qiima jaban.

Celis51 waxa utagan yahay labo sheey
1:Iska iibi
Tusale shaati ama surwal ama kabo iyo wax walbo aad rabin aad suuqa kaso gaday qarash kagalay markaa sogady kula xumaday haiska tuurin kaalay sii gado oo kafaid

2:Ka iibso
Ka'iibso sheeyay qiimo leh aad kuhelesid qiimo jaban intaa qarash badan kubixin laheed
Qiimo aan jeebkada kabadnen

Waxii faah fahinaa halkan nagala soxariir comment reeb anaka kuala so xariireno
Mahad sanid

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Celis51 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share