Tanaad Skills

Tanaad Skills Tanaad Skills waa iskuul Lagu barto xirfadaha Barista Macmacaanka. Cunto Karinta Waiter Trianing waxan Soo Saarnaa xirfadlayaal Qibrad iyo Cilmi Leh .

Tanaad Skills

Fursad Shaqo banaan Hadii aad Sharuudahan Buuxin karto ku Dir Cv-kaga  0619704848
22/05/2026

Fursad Shaqo banaan Hadii aad Sharuudahan Buuxin karto ku Dir Cv-kaga 0619704848

22/05/2026

#𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 iskuulka xirfadaha

23/08/2025

Xirfadu waa Muhiiim

23/08/2025

Bishaaro Bishaaro iskuulka xirfadaha Hiil Skills waxa uu bulshada Soomaaliyeed ogeeysiinayaa in ay jirto Fursad waxbarasho iyo shaqaaleeysiin ay jirto .
baro xirfada kadihna Hel shaqo Taas oo kaa Caawin Doonto Hiil Skills waxan Fursad kuu siin Doonaa in aad ka shaqeeysid Hotelada iyo maqayadaaha ku yaalo magalada muqdisho iyo Gobolada dalka.

Qiimaha lagu baranayo Full 75$
mudada: 1 bil
Tell: 0619361212/ 0619516262 0619424848

24/07/2025

24/07/2025



iskuulka xirfadaha Tanaad Skills

23/07/2025

Barista

23/07/2025

Xirfada Barista waxan Soo saarnaa Shaqo abuurna u Sameeynaa Dhalinyarada .
waxan Xooga Saarnaa in aan soo saarno barista Xirfad leh .

waxan kale oo aan Soo saarnaa Waitress Tababaran Hab Xirfadeysan iyo Aqlaaqiyan .

Tell:0619424848

23/07/2025

Barista Xirfad Muhiim ah Xiliga Hada la Joogo
maanta baro xirfad

Address

Bankariyada Suuqa Qudaarta
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tanaad Skills posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tanaad Skills:

Share