Masruur Market

Masruur Market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Masruur Market, Shopping centre, Bakaro Market near Abuhurayra Mosque, Mogadishu.

OUR VISION
"Masruur Market is to became the first Online Market in Somalia"

OUR MISSION
"Masruur Market will fulfill its vision by offering unique and high quality service to our customers based their need and want"

05/09/2026

๐…๐จ๐ฅ๐๐ข๐ง๐  ๐๐ž๐: waa Sariir raaxo leh oo si fudud loo laabi karo, gacan keliya ayaad ku qaadan kartaa. Waxaa la socda furaash jilicsan iyo barkin yar, kuna habboon guriga, safarka iyo meel walba .






01/09/2026

๐†๐ฒ๐ฆ ๐‚๐š๐›๐ฅ๐ž : waa fiilo adag oo loogu talagalay machine nada gym-ka, kuna habboon jimicsiyo kala duwan, Macaamiil, hada soo dalbo waa kuu diyaar โ€” inta meter ee aad u baahan tahay.
๐Ÿ‘‰ Halkan riix Whatsapp kaโ˜Ž๏ธ
https://wa.me/252618390404







25/08/2026

๐๐จ๐ฐ๐ž๐ซ ๐ญ๐ฐ๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ: waa qalab jimicsi oo kaa caawinaya xoojinta iyo dhisidda murqaha gacanta hoose forearm, Waxaa lagu sameeyaa resistance kala duwan, si tartiib tartiib ahna loo kordhiyo xoogga iyo murqaha gacmaha. ๐Ÿ’ช๐Ÿ”ฅ.
Halkan riix whatsappka
https://wa.me/618390404






20/08/2026

๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐”๐ฉ ๐๐š๐ซ: waa qalab jimicsi oo lagu xoojiyo murqaha gacmaha, garbaha, dhabarka iyo caloosha, iyadoo inta badan lagu sameeyo pull-ups iyo chin-ups. ๐Ÿ’ช๐Ÿ”ฅ
๐Ÿ“ฒ Halkan taabo: WhatsAppโ 
https://wa.me/252618390404.







19/08/2026

๐‚๐š๐›๐ฅ๐ž ๐€๐ญ๐ญ๐š๐œ๐ก๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐’๐ž๐ญ: Grips kala duwan oo loogu talagalay Cable Machine, si loogu sameeyo jimicsiyo badan oo murqaha kala duwan ah. ๐Ÿ‹๏ธโ€โ™‚๏ธ
๐Ÿ‘‰ Halkan ku dhufo WhatsApp ๐Ÿ“ฒโ ๏ฟฝ
https://wa.me/252618390404







18/08/2026

๐‚๐จ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐Œ๐š๐œ๐ก๐ข๐ง๐ž: waa mashiin jimicsi oo si gaar ah u xoojiya murqaha caloosha, dhexda iyo core-ka, isagoo kaa caawinaya inaad hesho calool xooggan iyo jir si fiican u qaabaysan. ๐Ÿ’ช๐Ÿ”ฅ.
๐Ÿ‘‰ Halkan taabo WhatsApp ๐Ÿ’ฌโ ๏ฟฝ
https://wa.me/252618390404






16/08/2026

:๐’๐ญ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ญ: waa suun shaarka ku haya gudaha surwaalka, kana hortaga inuu kor u soo baxo markaad dhaqaaqeyso. ๐Ÿ‘”โœจ.
๐Ÿ‘‰๐Ÿ“ฒ Halkan taab WhatsApp ๐Ÿ’ฌโœจ
https://wa.me/252618390404






15/08/2026

๐„๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฉ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐œ๐ก๐ข๐ง๐ž: waa machine jimicsi oo aad fadhi iyo orod ku wadikartid adiga oo gurigaga jooha.
๐Ÿ‘‰๐Ÿ“ฒ Halkan taabo WhatsApp ka ๐Ÿ’ฌโœจ
https://wa.me/252618390404







13/08/2026

๐…๐ข๐ญ๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐’๐ญ๐š๐ฉ: waa agab jimicsi oo cardio ga lagu sameyo waxa aad u isticmalikarta Home ama Gym
๐ƒ๐š๐ฅ๐›๐จ ๐ก๐š๐๐๐š โ€” ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ-๐ค๐š ๐‡๐€๐‹๐Š๐€๐ ๐Š๐€ ๐‘๐ˆ๐ˆ๐— ๐Ÿ‘‡https://wa.me/252618390404







12/08/2026

๐’๐ž๐ญ ๐ฎ๐ฉ ๐’๐ฎ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ: waa qalab yar oo lagu jaro calosha waxa aad ku dhajin kartaa dhulka shamiidada ama mutuleylka hada soo dalbo waku diyaar.







Address

Bakaro Market Near Abuhurayra Mosque
Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masruur Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Masruur Market:

Shortcuts

Share