Tijaabo marketing

Tijaabo marketing Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tijaabo marketing, Shopping & retail, Mogadishu.

11/09/2020

Ogeesiis Ogeegsiis Waxaan Ogeesiinayaa ardayda hada dhameeyay schoolada in aan uhaayo deeq waxbarasho oo aan ugu haayo
Jamacada calami ah oo kamid ah hogaamiyaasha jaamacadaha dalka, kana mid ah Midoowga jamacadaha somaliya, Midowga jamacadaha Africa iyo midowga jamacadaha Aduunka, lehna Aqoonsi caalami ah waxee deeq waxbarasho uheysaa qof waliba aan awoodin qarashka waxbarashada.
Hadaba hadaa tahay arday daneenaayo inuu kafaa ideesto deeqda waxbarasho ee jamacada heeso waxee bilaawday jaamacada fasalo cusub hadaba h**e usoo gaar fursadaan dahabiga ah
Horseed international university HIU
aniga ila soo xariir si aan kaaga dhameeyo jamacada deeq waxbarasho.
Linkigan What's app
https://wa.me/252615496660?text=OGOW%20WAQTIGA%20WAABQAALI%2C%20HADABA%20KAFAA%20IDEESO%20FURSADAAN%20WAAN%20KUSODHAWEENAA%F0%9F%92%B2
Hadaba waxaan kurajeenaa inaa kafaa ideesatit fursadaan qaaliga ah
Hadaba is diwaan galinta wee socotaa
H**e ugaar insh Allah waxaa lagu fadhiisin doonaa classka aad rabto waxaana lagu bari doonaa kulyada aad rabto insh Allah
Mahadsanid
Ama IGA soo wac tell:+252615496660 / +252685496660 waxii faahfaahin hadii aad ubaahantahay insh Allah

28/08/2020
SHAAHA CALEENTA lipid metabolic Shaaha dhirta ugu fiican waxay ka kooban tahay 6 shaah dhireed oo caan ah oo la soo xula...
20/04/2020

SHAAHA CALEENTA lipid metabolic

Shaaha dhirta ugu fiican waxay ka kooban tahay 6 shaah dhireed oo caan ah oo la soo xulay ayna ku jiraan SHAAHA CAGAARAN (GREEN TEA) taas oo ka dhigaysa mid wax ku ool u ah xaaladaha caafimaad badankood. Waxay hodan ku tahay fiitamiin A, lecithin, iyo waxyaabo kale oo muhiim ah sida Zinc iyo copper.

1) Waxay yareyneysaa kolestaroolka
2) Waxay ka hortagtaa dhibaatooyinka wadnaha
3) Waxay qashinsaartaa jirka
4) waxay Kahortagtaa Gabowga
5) Waxey nadiifineysaa nidaamka dheef-shiidkaaga oo cuntada ayay furtaa
6) Waxay ka hortagtaa sameynta unugyada kansarka ee ku dhaca beerka, sambabaha, makaanka iyo makaanka afkiisa
7) Waxey bogsiisaa daweysa jir xanunka
8) Waxay dardar gelineysaa saaritaanka saxarada oo caloosha ayay socodsisaa
Dadka babaasirta leh wey ku habontahay
9) Waxey wanaajisaa aragga
10) Waxey nidaamisaa cadaadiska dhiigga
11) Waxey hagaajisaa wareegga dhiigga
12) Waxey ka hortagtaa cudurka boog-calooleedka (Ulcer) dadka qaba gaas calooleedka aad ayay ugu fiicantahay
13) Waxey kahortagtaa daalka dadka leh daalka badan aad ayay ugu haboontahay
14) Waxay leedahay hurdo nabadeed dadka hurdo yarida ka cabanaya
15) Waxay ka hortagtaa koritaanka aan caadiga ahayn ee unugyada jirka
16) Waxey kordhisa shaqada difaaca jirka sidaas darteedna waxey ku siin kartaa cimridheeri caafimaadqab leh
17) Waxey dhiirrigelisaa kalyaha iayado qayb weyn ka qaatada shaqada keliyaha maadama ay sifeyn ku sameyneyso wix8 wasaq ah iyadoona sidookale kordhisa shaqada galmoodka dadka xaga galmdada ku liita
18) Waxay wanaajisaa shaqada nidaamka dareemayaasha sidaa darteed waxey jirka ka dhigtaa mid baraarugsan
19) Waxay xakameysaa culeyska maadaama ay sii wadato nuugista iyo aruurinta baruurta dadka raba inay misankoda dhimaan wey ku habontahay

HAD IYO JEER XUSUUSNOW: Shaaha lipdid management tea waa hab nololeed. Maalin walba cab xitaa marka aad nasaneyso maxaa yeelay waxay kuu ilaalin doontaa caafimaadkaga.
Waxaanu ku leenahay qaado ama cab labo liitir oo shaahan ah, maxaa yeelay 30kg oo kastoo jirkaaga ah culeyskoodu wuxuu ubaahanyahay hal litir oo biyo ah si jirkaaga loogu adeego. Markastoo culeyskaagu bato waa markastoo aad u baahan tahay biyo badan.

U DIYAARGAROW WAXKU OOL AH: Ka hor sariirta, karkari laba litir oo biyo ah ka dibna kiishka shaha ku rid digsig oo ku dhaaf habeenka oo dhan si ay u qasanto. Aroorta h**e qandici/kululee kuna dhamee labada liitar 45 daqiiqo gudahood si ay u dhammaystirto geedisocodka qashinsaaridda. Maalin kasta sidaas u samee ama caado ka dhigo si ay naftaada u badbaadiso.

Hadda dalbo hadda hell
+252615496660 iga soo wac anigaa gurigaaga kugu keenaayo insh allah

20/04/2020

Asc macaamiisheena qaaliga ah Shirkada SHIFA aad ugu barateen malab saafi oo tayo sare leh oo damaanad leh
Ayaa waxee idin heesaa malab dabiici ah oo malab cad ah 100% , Uguna tayada sareeya malabyada
Kaasoo leh faaidooyin badan siduu kusheegay Rasuulkeena SCW Xadiith in uu malabka daawo uyahay wax waliba marka laga reebo dhimasho iyo gaboow mooyaanee.
Sidaas aaw geed malabka waxuu leeyahay faaidooyin badan
Faidoyinkiisa waxaa kamid ah:-
Corona vires waa daawadiisa
● Xoojinta iyo kor u qaadida rabitaanka rag iyo Dumarba
● dib u dhigida iyo dheeraynta kulanka (Ragga)
● kor u qaadida hoormoonka raganimada(testosterone)
iyo faa'idooyin kale waxaa kamid ah:-
Faa’iidooyinka malabku leeyahay
way fara badan yihiin waxaanse ku soo koobaynaa :

Tamarta Wuu Kordhiyaa:Hadaad dooneyso in aad kordhiso tamarta jidhkaada, isku day in aad malab ku darsato qorshaha raashinka qaar maalin walba , hadii aad tahay kafee cab fadlan yaree waayo wuxuu dilaa waxtarka malabka. Malabka oo la daaimo wuxuu si dabiici ah u saameeyaa in aad hesho tamar. Tusaale hadii aad roodhi marsato malab koobka shaahna aad in yar oo malab ah kaga darsato xitaa aad biyaha ku darsato ogow waa quraac rasmi ah . Dadka sameeya Jimicsiga wuxuu u leeyahay faaiido balaadhan malabka cun wax yar oo aan badneyn ka hor jimicsiga xitaa marka aad ciyaar adag leedahay horay u sii cun.
Cuncunka Dhuunta Waa U Dawo:Xabeebta wuu u fiican yahay malabka , hadii aad leedahay dhuun cun cun ama riiraxyo waa mid aad ugu wanaagsan malabka wuuna daaweeyaa hadii aad joogteyso, tijaabo la sameeyay ayaa lagu guuleystay malabka oo waxyaabo sahlan lagu daray Tusaale : dhowr qaaddo ( Malqacad ) oo malab ah cun ama ku qas inyar oo milix leh ayodhiin iyo xabbad liino dhanaan ah dabadeed cun wey ku dareemeysaa in uu kaa joogsaday cuncunkii dhuunta.
Wuxuu Dhisaa Difaaca Jidhka:Malabka wuxuu awood weyn u yeelaa unugyada difaaca jidhka ,khaasatan hadii aad ka shaqeysid meelo jeermis badan sida jeermiska ka yimaada dadka meelaha ay bukaanadu yaalaan,isku day in aad joogteyso shaah lagu daray malab iyo liin maalin walba.
Miisaanka Wuu Dhimaa:Ma ogtahay in malabka uu ka qeyb qaato dhimista miizaanka jidhka , tusaale hadii aad biyo diiran oo lagu daray liino dhanaan aad cabtid aroor kasta waxey yareysaa baruurta. Laakiin ha hilmaamin in aad malab ku darsato.
Hurdada Wuu Ka Qeyb Qaataa: Hadii aad dhibaato ku qabto jiifsashada habeenkii xiliga hurdada malabka wuu kaa caawin karaa , raac tilmaantan in yar oo malab ah ku shub koob dabadeed ku dar caano diiran kadibna cab. Malabka wuxuu qofka ku keenaa degenaan iyo raaxo habeenkii xiliga hurdada.
Dhaawaca Waa Lagu Daweeyaa:Hadii aad dhaawac ka qabto meel ka mid ah jidhkaad oo uu dhaqso kuu dawoobi waayay fadlan tijaabi in aad faashad ku shubto in yar oo malab ah kadibna aad ku dhaydo meesha iyo hareeraha kadib kula dheji faashada. waa jeermis dile malabka.xanuunkiina wuu kaa yaraanayaa waa tijaabo la sameeyay laguna guuleystay.
Neefta Urta Ee Afka Waa Lagula Dagaalamaa:Ma ogtahay in malabka kaa caawin karo in aad la dagaalantid suggida cuntada, malabka waxaa ku jirta sonkor dabiici ah oo aan waxba u dhibeyn beerka,runta waxey tahay malabka in uu la dagaalamo neefta Urta ee afka ka soo baxda taasi micnaheedu ma’aha in aad joojiso cadayga maalin walba waa waajib taasi .hadii aad leedahay neeftaa urta ee loo yaqaan karoonikada, waxaad isku dartaa in yar malab ah iyo qarfaha shaaha si aad ula dagaalanto neeftaa xun.
Waxaa kaloo jira tira badan oo faa’iido ah ee uu leeyahay malabka kuwana waa qeyb yar oo ka mid ah.

Sida loo hubiyo in malabku saafi yahay iyo inkale

Wayadan danbe waxaa soo badanayo dad suuqa u iib keena malab aan saafi ahayn sidaa daraadeed waxaa laga marmaan noqotay in dadku ogadaan sida lagu karan karo malabku inuu saafiyahay iyo in kale. Isticmaal siyaabahan soo socda si aad u hubiso malabkaaga inuu saafiyahay iyo inkale.

1: waxaad soo qaada warqad kadibna dusheeda ku shub in yar oo malab ah, dabadeed warqada dhinac ka gub .. hadii ay warqadaasi gubato oo aanu malabku guban taasi macnaheedu waxa weeye malabkaasi waa saafi waanu ka bad qabaa khiyaano iyo qishba.. balse hadii uu malabku gubto isagoo samaynaya qiiq madaw macnaheedu waxa weeye malbkaasi waa malab la badhxay oo samays ah.

Gunaanad

Istaacmalka malabku waa mid mihiim u ah adaamaha dhamantii waayo alle ayaa quraankiisu inoogu sheegay inuu dawo yahay. Isticmaalka malabku waa u mihiim dhamaan dadka malabku waa daaawa dabiici ah.

Insh Allah hadaaa ubaahatit meel waliba oo aad kasoo dalbato waan kugu keeni doonaa.

SHIRKADA SHIFA MALABKEEDA WAA MALAB DAMAANAD LEH OO LAHUBO:

Mahadsanidiin
Igala soo xariir WhatsApp number +2526154196660 AMA taabo linkigaan anigaa diyaar ku ah
https://wa.me/252615496660?text=%22OGOOW%20WAQTIGAAGA%20WAA%20QAALI%20SIDAS%20ADGEED%20KAFAAIDEESO%22
Fadlan isku day
Fadlan share gaarsii asxaabtaada
Kusoo biir pageka
Like saar pageka
Comments
Mahadsanid Alle hana fahansiiyo meesha ee kujirto danteena insh Allah
Mahadsanid

Asc macaamiisheena qaaliga ah Shirkada SHIFA aad ugu barateen malab saafi oo tayo sare leh oo damaanad leh Ayaa waxee id...

Address

Mogadishu
500

Telephone

+252615496660

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tijaabo marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share