Nuux Travel Agency

Nuux Travel Agency Nuux travel Agency waa xarun aad kaheli karto dhaman tikidhada diyaarada aduunka oodhan iyo midka gud Airport

🌙✨ Eid Adhaa Mubaarak ✨🌙Nuux Travel Agency waxay dhammaan macaamiisheeda qaaliga ah, asxaabteeda, iyo ummadda Soomaaliye...
26/05/2026

🌙✨ Eid Adhaa Mubaarak ✨🌙

Nuux Travel Agency waxay dhammaan macaamiisheeda qaaliga ah, asxaabteeda, iyo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Alle ha idiinka dhigo ciid farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo leh.
Safarradiinnuna ha noqdaan kuwa fudud, ammaan ah, oo guul ku dhammaada.

✈️ Nuux Travel Agency
Safarkaaga, adeeggaaga, iyo kalsoonidaada — meel kasta oo aad dunida ka joogto.

🌐 NuuxTravel.com
📍 Flight Booking | Hotel Reservation | Visa Assistance | Tour Packages

28/01/2026
09/12/2025

Nuux Travel waxay kuugu bishaaraynaysaa qiimo-dhimis gaar ah oo ku saabsan:

✅ Tikidhada diyaaradaha
✅ Visa dalalka aan kuu qaban karno

Fursad dahabi ah oo aad safarkaagii ugu raqiisan ku qabsan karto inta sanadka ka dhiman.

📞 Nala soo xiriir: ⁨61 3389744⁩
📍 Xafiiska: Soma SOMA MALL

Nuux Travel Agency – Safarkaaga, Waxaan ka dhigaynaa mid fudud & jaban.

09/12/2025

Nuux Travel Agency – End of Year Offer! 🎉✈️

Nuux Travel waxay kuugu bishaaraynaysaa qiimo-dhimis gaar ah oo ku saabsan:

✅ Tikidhada diyaaradaha
✅ Visa dalalka aan kuu qaban karno

Fursad dahabi ah oo aad safarkaagii ugu raqiisan ku qabsan karto inta sanadka ka dhiman.

📞 Nala soo xiriir: 61 3389744
📍 Xafiiska: Soma SOMA MALL

Nuux Travel Agency – Safarkaaga, Waxaan ka dhigaynaa mid fudud & jaban.

Call now to connect with business.

03/10/2025

Qardho iyo Garoowe waxey isku jiraan 250km Lacagta Gaariga waa 8 Dollar.

Boosaaso iyo Garowe waxay isku jiran 480km Lacagta gaariga waa 15 Dollar.

Borame iyo Hargaisa waxey isku jiraan 106km
Lacagta Gaariga lagu aado wa 5 Dollar.

Hoolka Sahal ilaa Garoonka Aadan Cade oo isku jiraan Half Km Lacagta laga qaado waa 8 Dollar.

Ku soo dhawoow Guddoomiyaha degmada Buulabarde, Mudane Xasan M. Cabdi Jesow.Anaga oo ah Nuux Travel Agency waxaan ku far...
10/09/2025

Ku soo dhawoow Guddoomiyaha degmada Buulabarde, Mudane Xasan M. Cabdi Jesow.

Anaga oo ah Nuux Travel Agency waxaan ku faraxsanahay inaan kugu soo dhawayno xafiiskayaga. Waxaa sharaf noo ah booqashadaada, waxaana ku rajo weynahay in xiriirka iyo wada shaqeynta noo dhaxaysa ay horseedi doonto horumar, adeeg tayo leh, iyo xiriir joogto ah oo bulshada u horseeda danta guud.

Mar labaad, Soo Dhawoow Mudane Guddoomiye!

08/12/2024

Address

Room 215 Soma Mall, Maka Almukara Street Wabari District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Telephone

+252616774345

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuux Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nuux Travel Agency:

Share

Category