Ifiye market

Ifiye market Alaaba xul ah iyo qiima macquul

16/11/2024

Waxaan idin keenay sacadihii dumarka oo jumla iyo tafaariiq ah kasoo dalba Ifiye market adigoo kala xiriiraya
Whtsapp: 61 9646317
Ama toos u wac ☎️📞📞+252619646317
|| amaan iyo adeeg||

Waxaan kuu heynaa macamiil sacadaha smartwatches-ka ah kuwii ugu dambeeyay qiima dhimisna waan kugu sameynay nagala soo ...
13/05/2024

Waxaan kuu heynaa macamiil sacadaha smartwatches-ka ah kuwii ugu dambeeyay qiima dhimisna waan kugu sameynay nagala soo xiriir social media-yaheena sida whtsapp, instgram iyo facebook
Fllow soo dheh tiktok-geene

26/04/2024

Iphone 13 pro max la isticmaalayay mudo asbuuc ka yar qiimaha waa raqiis nagala soo xiriir
whtsapp-ka 61 6734759 Ifiye market Ifiye Academy ||fllow us

Ifiye Academy   New course si aad u bilowda ganacsi kuu gaar ah fadlan iska diwaangali course-ka how to start online bus...
16/04/2024

Ifiye Academy
New course si aad u bilowda ganacsi kuu gaar ah fadlan iska diwaangali course-ka how to start online business



Ifiye Academy waxey bilaabeysaa course cusub oo lagu baran doona sida loo bilaabo online business.
Course-ka inta uu socda waxyaabaha aa baran doonta waxaa kamid ah
1. Sida chine alaab looga keena adigoo jooga somalia
2. Sida loo helo suppliers fiican iyo sida lagu kala garto kuwa saxda ah iyo kuwa aan saxda aheyn
3. Sida loo helo cargo wanaagsan oo chine kaaga soo qaada alaabta
4. Sida loogu iibiya social media-yaha alaabtii aad ka keentay chine iyo sida loogu sameeya posters qurux badan
F.G : course-ku waxa ku baran doonta si free ah hadii aad is diwan galiso bishan appril
Wixii faahfaahin dheeri nagala soo xiriir
whtsapp-ka : 61 6734759

Waxaa inoo diyaar ah macamiil i20 ultra max suit smartwatch Sacadan waxey wadataa 7 suun iyo airpods nagala soo xiriir w...
15/04/2024

Waxaa inoo diyaar ah macamiil i20 ultra max suit smartwatch
Sacadan waxey wadataa 7 suun iyo airpods nagala soo xiriir whtsapp-ka hoose

29/02/2024

G9 ultra smartwatch nagala soo soo xiriir whtsapp-ka

Waxaanu kuu heynaa saacada smartwatch nuucya kala duwan leh nagala soo xiriir baraheena bulshada sida instgram, whtsapp ...
20/02/2024

Waxaanu kuu heynaa saacada smartwatch nuucya kala duwan leh nagala soo xiriir baraheena bulshada sida instgram, whtsapp ama booqo barteena tiktok si aad u hesho faahfahina dheeraad
Ifiye market |la jaal noqo xili waliba|

21/08/2023

Soo dhawaada macamiisheena sacadaan waa saacad smartch ah waxaad ku xiran kartaa mobilkaaga, call ayey leedahay sidoo kale swirkaaga ayaad saaran kartaa nagala soo xiriir whtsapp-ka +252770723553

12/08/2023

Ifiye market waxa ay kaa caawineysaa inaad bilowda ganacso online ah adiga oo wata shaqooyibkaaga kale waxa aanu kugu tababari doonaa sida loo dalbado alaabaha adigoo somalia jooga sida loogu iibiya social media-yaha sida
Nagala soo xiriir 0770723553
whtsapp +252770723553

04/05/2023

Iphone 13 pro max second ah damaanad-na leh
Mudda yarna la isticmaalyay

Address

Banaadir
Mogadishu
2526

Telephone

+252770723553

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiye market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ifiye market:

Share

Category