27/10/2023
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Aroos Farxad Leh
Waxaan halkaan Hambalyo far xadleh Uga diraya Will-kayga Mohamed Abdirahman Mohamed & marwadisa Hassan Diriye oo Maanta Meherkooda ka Dhacay Magaalada Mogadishu
بَارَكَ اللهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْر
“Allah bless you, and may He send blessings upon you, and may He unite you both in good
Allah ha idin Barakeeyo. Noqda rerkii lagu nastee nagadee nabad galaa
AAMIIN AMIIN AMIN