Miini online business

Miini online business u shaqeso adunyada ina abid ina ku nolaneso oo kale,Aakhirana u shaqeso in ad bari dhimaneso o kale.

04/11/2022

Apple watch
Waterproof
2bo suun ayey wadata midna wa silk midna wa caag.
Mid_ba malin ku labiso adigo wata 2bo sacad camal.
Waxa kalo ay wadata dhagihi bluetooth ka.
Hada dalbo Hada Hel mudane/marwo.

03/11/2022

So dhawada gabdhaheyga sharafta badan
Kuna so dhawada qiima idin rali galiya mahad sanidin numberka shahada saran nagala so xariir ๐Ÿ’‹โฃ๐Ÿ‘.

27/10/2022

Hada dalbo hada hel mahad sanidin abayo yaal โฃ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’‹jumlo iyo tafariiq.

26/10/2022
ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…ู ูŠุง ุฑุฒุงู‚ ูŠุงูุชุงุญ ู ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏูˆุนู„ูŠ ุขู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุง ุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏู…ุฌูŠุฏ ูˆุจุง...
24/10/2022

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…ู 
ูŠุง ุฑุฒุงู‚ ูŠุงูุชุงุญ ู 
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏูˆุนู„ูŠ ุขู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุง ุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏู…ุฌูŠุฏ ูˆุจุงุนู„ู‰ ุณูŠุฏู†ุงู…ุญู…ุฏูˆุนู„ู‰ ุขู„ ู…ุญู…ุฏูƒู…ุง ุจุงุฑูƒุชุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏู…ุฌูŠุฏ ู 
So dhawada gabdho Qiimo idin rali galiya ku dalbada oo hada dalbo hada hel adigo gurgaga joga mahad sanidin๐Ÿ‘โฃ๐Ÿ’‹๐Ÿ”ฅโš˜โฃ.

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…ู ูˆุนู„ูŠ ุจุฑูƒุฉุงู„ู„ู‡ ุฃู„ู„ู‡ู… ุตู„ูŠ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏูˆุนู„ูŠ ุขู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุงุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏู…ุฌูŠุฏ ูˆุจุง...
23/10/2022

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…ู 
ูˆุนู„ูŠ ุจุฑูƒุฉุงู„ู„ู‡ ุฃู„ู„ู‡ู… ุตู„ูŠ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏูˆุนู„ูŠ ุขู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุงุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏู…ุฌูŠุฏ ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ุณูŠุฏู†ุงู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุงุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏู…ุฌูŠุฏู 
ูŠุง ุฑุฒุขู‚ ูŠุง ูุชุงุญ ุงุฑุฒู‚ู†ูŠ ู…ู† ุญูŠุซ ู„ุงุงุญุชุณุจ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒู 

03/08/2022

๐Ÿ”ฅโฃ๐Ÿ‘wiil garad badan m.a .

 #ุณูˆุฑุฉุงู„ู‡ู…ุฒุฉ ู  ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…ู  Waxan ku bilabaya Allah magacisa allahaso Naxarista Naxarista guud iyo mid gaarba...
03/08/2022

#ุณูˆุฑุฉุงู„ู‡ู…ุฒุฉ ู 
ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…ู 
Waxan ku bilabaya Allah magacisa allahaso Naxarista Naxarista guud iyo mid gaarba.

(1)Hoog iyo Halaag /waadi naareed wuxu u sugnaday Mid kasta oo dadka xanta oo ceeben badan hadana durid badan.

(2) mid kaaso kulmiyay/ururiyay oo koobay Hadana tirtiriya xoolihisa tiradoda, o an ka bixin xaqi lagu laha(Sakadi).

(3)wuxu u maleynaya kaasi maalkisu inu warinayo uusan ka dhimanen.

(4)Arinku siduu u maleeyay ma aha ee haka jogee waxa lagu tuuri doona oo lagu tuuri doona Malinka qiyamaha Naarta layirahdo (xudama) /(burburiso) dhaxdeda.

(5) Maxaa ku ogeyseyay Nabi muxamadow (ุตู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…) Naarta (xudamah)/(burburiso) Waxa ay tahay ?.

(6) Xudamah/ burburiso waa Naarti illahey subxanahu watacaala ee lahuriyay .

(7)Taaso Kuleel keedu gaarayo/ama saqayo qalbiyada/wadnaha dadka.

(8)Naartaas waa mid lagu dabolay Dushoda.

(9) waxayna ku sugan yihihin kuwaas tiirar naara oo lataagtagay dhaxdoda .

Address

Mogadishu
HADADALBOISLAHADASIAADUHESHOADORALIYAMUDANE/MARWOMAHADSANID.

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miini online business posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Miini online business:

Share