Asma's book

Asma's book Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asma's book, Book shop, Mogadishu.

01/06/2020
01/06/2020

Asc walaalayaal waan rajeeynaa inaa caafimaad qabtaan oo aad faraxsantihiin meel walbo aad joogaan...Inshaa allah
Wax aan layaabay wadankeena dhibaatada aan la badaleeyn oona cid badasho la arkeeyn
Hooyo walbo maalinba murugo uhoyneeysa iyo guri walba rabi hana siiyo wax cadaalad dalkeena ukeeno ...
Somalia nafta qiima uma lahan runtii qof ayaa laga shakinaa waala dilaa qof ayaa laga cabsana waa ladilaa waxaan layaabay hadii qoray leey dhiibo mawaxaa leydhahay dadka dil waad kasareysaa oo xuraa tahay waxaad arkeeysaa qof 5kun oo shilling somaali loodilaa hadane 3 bari kadib ninki walasoo fasaxaa si uu beri ugeeysto dil kale dhalin yaradi ayaa dalka kudhamaatay wiil walbo oo iskool so dhameeyo oo nolosha jid uhelo inuu dalkiisa dadkiisa diintiisa intaba ushaqeeyo oo sharaf kunoolaado si uuna gacan uhoorsan dadka asaagiisa maalmo kadib ayaa waxaa soo yeereeyso waan ka shakinay oo waan dilnay ayadoo siyaabo badan lasameey karo qofka laga shakiyo nafta waa shey qaaliya wax aduunka lalasimo malahan lkn dadbaa mood biyo lacabayo oo qowlkii rabigeen hilmaamay nafta qimaheeda eh in qofkii dilay asigane loo qisaasayo qof la qisaaso xaqiiq xamar kuma arkin qof walbo loo ooyane allaha unaxariisto gacan ka xaqdaran aa dishay aa meel kuutaal wax kale laguuma qabanayo
Aduunyadu yaab badanaa oo wexeey kuu qarineeysa wax lafilan iyo waxaan lagu fikirin
Rabi haunaxariisto intii laga dhintay iyo inti dhimatay rabi hanaga dhigo dad samir badan oo qowlka rabi kuweeynyahay .
Allow naga dhig kuwa hamigooda aaqiro noqdo oo aduunyada is raacin waan dhimaneeynaa kuligeen lkn waan ukala horeynaa oo kaliya...

06/12/2019
حكمة عجيبة تخير العقول
29/08/2019

حكمة عجيبة تخير العقول

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asma's book posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category