Akhriye Somali Audiobooks

Akhriye Somali Audiobooks Akhriye; Waa app. gudbiya buugaag af Soomaali oo maqal iyo akhris ah. Waa Tayeeyaha Tacliinta iyo kobciyaha garaadka.

Akhriye app waxaad kaga bogan kartaa buuggaagta ugu muhiimsan ee laga qorey dhaqanka shirkaddaha iyo wada xiriirka "Corp...
11/04/2020

Akhriye app waxaad kaga bogan kartaa buuggaagta ugu muhiimsan ee laga qorey dhaqanka shirkaddaha iyo wada xiriirka "Corporate Culture and Communication" iyaga oo lasoo koobey oo af-Soomaali ku turjuman.

1. How To Win Friends and Influence People.
2. Built To Lust.
3. Blue Ocean Strategy.
4. Never Eat Alone.
5. The Psychology of Influence.

Haddaba, Akhriye app waxaad ka heli doontaa buuggaagtani oo maqal iyo akhrisba leh, iyo tabanaan kale oo la mid ah. Si aad uga faa'ideysato waxaad rukumataa app-ka.

Subscribe now and build your future.

Kasoo degso Playstore-ka:
https://play.google.com/store/apps/details…

Wixii faahfaahin dheeri ah la xiriir: 0619515968.

App-ka Akhriye waxaad kaga bogan kartaa buuggaagta ugu muhiimsan ee laga qorey taariikh nololeedka dadka guuleystey "Bio...
02/04/2020

App-ka Akhriye waxaad kaga bogan kartaa buuggaagta ugu muhiimsan ee laga qorey taariikh nololeedka dadka guuleystey "Biography"

1. Steve Jobs.
2- Long walk to freedom (Nelson Mandela).
3- Elon Musk.
4- Losing my virginity.
5- The innovators.

Haddaba, Akhriye app waxaad ka heli doontaa buuggaagtani oo la soo koobey oo af-Soomaali ku turjuman oo maqal iyo akhrisba leh, iyo tabanaan kale oo la mid ah. Si aad uga faa'ideysato waxaad rukumataa app-ka.

Kasoo degso Playstore-ka:
https://play.google.com/store/apps/details…

Wixii faahfaahin dheeri ah la xiriir: 0619515968.

Hadaad tahay ganacsade doonaya in ganacsigiisa uu bulaalo, ama aad ku rajo weyn tahay in aad aasaasato mashruuc ganacsi ...
31/03/2020

Hadaad tahay ganacsade doonaya in ganacsigiisa uu bulaalo, ama aad ku rajo weyn tahay in aad aasaasato mashruuc ganacsi oo kuu gaar ah, haddaba waxaan kuu haynaa buuggaagta ugu fiican ee laga qorey hal-abuurka ganacsi iyo ganacsiyada yaryar iyaga oo af-Soomaali ku turjuman oo la soo koobey, kuwaasi oo kaa caawin doona in aad hesho dhammaan xirfadaha ganacsi ee aad u baahantahay si shirkaddaada ay u guuleysato.

1. The Lean Start-up.
2. The E-myth Revisited.
3. Business Model Generation.
4. Talking To Humans.
5. The Hard Thing About Hard Things.

Haddaba, Akhriye app waxaad ka heli doontaa buuggaagtani oo maqal iyo akhrisba leh, iyo tabanaan kale oo la mid ah. Si aad uga faa'ideysato waxaad rukumataa app-ka sanadkii oo dhan $36 oo keliya.

Yearly Subscription fee is only $36, and you will enjoy a free access for all books in the app; which are, summaries of the best selling books in the world.

Subscribe now and build your future.

Kasoo degso Playstore-ka:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.akhriye.yool

Wixii faahfaahin dheeri ah la xiriir: 0619515968.

Akhriye app waxaad kaga bogan kartaa buuggaagta ugu muhiimsan ee ku saabsan waxsoosaarka iyo maareynta waqtiga "Producti...
28/03/2020

Akhriye app waxaad kaga bogan kartaa buuggaagta ugu muhiimsan ee ku saabsan waxsoosaarka iyo maareynta waqtiga "Productivity and Time management"

1- The 7 Habits of Highly Effective People.
2- How To Get Things Done.
3- Deep Work.
4- The Power of Habit.
5- Eat That Frog.

Haddaba, si aad uga faa'ideysato buuggaagtani oo kooban oo af-Soomaali ku turjuman iyo tabanaan kale oo la mid ah, waxaad rukumataa app-ka.

Kala soo deg playstore-ka:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.akhriye.yool

Ama wixii faahfaahin dheeri ah la soo xiriir: 0619515968

APP-ka Akhriye waxaad kaga bogan kartaa buuggaagta ugu muhiimsan ee laga qorey kobcinta nafta iyo dhiiragelinta " Self-d...
24/03/2020

APP-ka Akhriye waxaad kaga bogan kartaa buuggaagta ugu muhiimsan ee laga qorey kobcinta nafta iyo dhiiragelinta " Self-development and Motivation" iyaga oo lasoo koobey oo af-Soomaali ku turjuman, maqal iyo akhrisna leh.

Haddaba si aad uga faa'iideysato buuggaagtani iyo tabanaan kale oo la mid ah, si sanadle ah app-ka u rukumo.

Waxaad kala soo degi kartaa playstore-ka:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.akhriye.yool

Wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir: 0619515968

Akhriye app waxaad ka heli kartaa buuggaagta loogu iibsiga badan yahay caalamka iyaga oo la soo koobey "Summaries of the...
21/03/2020

Akhriye app waxaad ka heli kartaa buuggaagta loogu iibsiga badan yahay caalamka iyaga oo la soo koobey "Summaries of the best-selling books in the world" oo ku turjuman af-Soomaali oo maqal iyo akhrisba leh.

Haddaba, si aad uga faa'ideysato rukumo app-ka Akhriye.

Playstore-ka kala soo deg: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.akhriye.yool

Akhriye app wuxuu ka mid ahaa shirkadihii ka qayb qaatey bandhigga hibada dhalinyarada Soomaaliyeed, Somali Youth Talent...
21/02/2020

Akhriye app wuxuu ka mid ahaa shirkadihii ka qayb qaatey bandhigga hibada dhalinyarada Soomaaliyeed, Somali Youth Talent Fair. wuxuuna ku soo bandhigey adeegyada uu bulshada u gudbiyo oo ah buuggaag maqal iyo akhrisba leh oo ay kaga bogan karaan app-ka Akhriye, buuggaagtaasi oo af-Soomaali ku turjuman waa buuggaagta ugu fiican ee loogu iibsiga badan yahay. haddaba ku xidhnow oo ka faa'ideyso application-kani oo kuu sahli doono akhriska iyo in aad sare u qaadid aqoontaada guud.

04/02/2020

Akhriye app. Waa application qaabilsan buuggaagta maqalka ee af-Soomaaliga ah. Shirkadda Akhriye himiladeedu waa sare u qaadida heerka wax akhriska iyo aqoonta bulshada Soomaaliyeed iyo waliba tayeynta waxbarashada iyadoo qaab casri “digital” ah loo rogayo buuggaagta oo laga dhigayo maqal iyo akhris “Audiobooks and E-Books”.

Address

Wadajir
Mogadishu

Telephone

+252619515968

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akhriye Somali Audiobooks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category