Barejeey online markting

Barejeey online markting nagala soo xariir 610444117 ama 615289863

11/10/2025

Waxqabadka Blue Light Sunglasses

1. Ilaalinta indhaha - Waxay ka difaacaan indhaha iftiinka buluugga badan ee ka yimaada mobillada, kombuyuutarada, TV-ga iyo tablet-ka.

2. Yareynta daalka indhaha - Waxay ka caawiyaan in indhuhu aysan daalin marka aad muddo dheer shaashad fiirinayso.

3. Hagaajinta hurdada - Waxay yareeyaan carqaladaynta hurdada ee uu sababo iftiinka buluugga habeenkii.

4. Hoos u dhigid madax xanuunka - Dad badan ayay ka caawisaa in aysan madax xanuun badan dareemin kadib saacado badan oo shaashad ah.

5. Aragti cad & raaxo leh - Waxay ka dhigaan indhaha mid deggan oo aragtidu noqoto mid nadiif ah.

6. Qaab iyo qurux - Marka laga soo tago caafimaadka, waa fashion accessory oo quruxda iyo style-ka kor u qaada.

Address

Laba Dhagax
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barejeey online markting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share