Boqolhaye Market

  • Home
  • Boqolhaye Market

Boqolhaye Market Ku xirnoow kana daawo muuqaalo kuraali galiyo marwabo Business Connect Sports

Xirmooyinka No-Expire Voice ee Somtel hadda diyar ayey ku yihiin application ka  Boqolhaye😎Dooro xirmada kugu habboon oo...
13/09/2026

Xirmooyinka No-Expire Voice ee Somtel hadda diyar ayey ku yihiin application ka Boqolhaye😎
Dooro xirmada kugu habboon oo kushubo isla hda, kuna isticmaal waqti aan dhamaaneyn.

Xirmada Unlimited voice waa diyaar Hadda waxaad si fudud uga iibsan kartaa Boqolhaye Market xirmooyinka Unlimited Voice ...
06/09/2026

Xirmada Unlimited voice waa diyaar Hadda waxaad si fudud uga iibsan kartaa Boqolhaye Market xirmooyinka Unlimited Voice ee ku habboon baahidaada.
12 saac & 24 saac
Qiimo jaban
Si fudud uga iibso Boqolhaye App
Kaga shubo EVCP-gaaga: *712*77771195*$ #
📞 Nala soo xiriir: 0611003040
Boqolhaye Market – Xirmo kasta, si fudud! 💛

Xirmada Unlimited Data & Voice ee Somtel! Ma rabtaa xirmo Internet + Voice ah oo qiimo jaban leh? Boqolhaye Market ayaa ...
06/09/2026

Xirmada Unlimited Data & Voice ee Somtel!
Ma rabtaa xirmo Internet + Voice ah oo qiimo jaban leh?
Boqolhaye Market ayaa kuu keenaya xirmooyin kala duwan oo aad si fudud uga iibsan karto Boqolhaye App.
• 6 Saac
• 12 Saac
• 24 Saac
• 2 Maalmood
• 7 Maalmood
• 15 Maalmood
Qiimo jaban | Adeeg degdeg ah | Isticmaal fudud
Kaga shubo EVCP Plus: *712*77771195*$ #
📞 0611003040
Boqolhaye Market – Xirmada kugu habboon halkaan ka hel! 🚀

🔥 Xirmada Unlimited Voice ee Hormuud waa diyaar! La hadal dadka aad jeceshahay adigoo helaya Unlimited Voice oo qiimo ja...
03/09/2026

🔥 Xirmada Unlimited Voice ee Hormuud waa diyaar!
La hadal dadka aad jeceshahay adigoo helaya Unlimited Voice oo qiimo jaban leh.
Dooro xirmada kugu habboon:
✅ 24 Saac
✅ 7 Maalmood
✅ 1 Bil
💚 Adeeg degdeg ah • Qiimo jaban • Si fudud uga iibso Boqolhaye App
📲 Soo dejiso app-ka oo ka faa’iidayso xirmooyinka ugu fiican.
Boqolhaye App — Internet & Voice meel kasta.

📞 Xirmada Anfac ee Shirkadda Hormuud!Ku hel daqiiqado jaban oo ku habboon baahidaada:✅ 8 daqiiqo — $0.09  ✅ 40 daqiiqo —...
31/08/2026

📞 Xirmada Anfac ee Shirkadda Hormuud!

Ku hel daqiiqado jaban oo ku habboon baahidaada:

✅ 8 daqiiqo — $0.09
✅ 40 daqiiqo — $0.46
✅ 80 daqiiqo — $0.90
✅ 400 daqiiqo — $4.45

Si aad u iibsato, garaac: *712*771771195*S #

La soo deg app-ka BOQOLHAYE oo ka faa’iidayso adeegyo fudud oo degdeg ah.

📞 0611003040

Xirmooyinka Anfac Plus ee Hormuud hadda si fudud uga hel Boqolhaye App!Hel internet-ka aad u baahan tahay adigoo ka faa'...
01/08/2026

Xirmooyinka Anfac Plus ee Hormuud hadda si fudud uga hel Boqolhaye App!

Hel internet-ka aad u baahan tahay adigoo ka faa'iidaysanaya qiimo-dhimisyo gaar ah iyo adeeg degdeg ah. Dhammaan xirmooyinka Anfac Plus waxaad ku iibsan kartaa ilbiriqsiyo gudahood adigoon meelna aadin.

✅ 400MB
✅ 850MB
✅ 2GB
✅ 5GB
✅ 12GB
✅ 28GB

📲 Ku shubo si fudud adigoo garaacaya:
*712*771771195*$ #

💳 Lacag bixinta waa sahlan tahay, adeegguna waa degdeg.

📞 Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir: 0611003040

Dhammaan Xirmooyinka Somtel Hal Meel Ayaad Ka Heleeysaa! Unlimited, Voice iyo No Expire – dhammaan si fudud uga shubo Bo...
28/07/2026

Dhammaan Xirmooyinka Somtel Hal Meel Ayaad Ka Heleeysaa!

Unlimited, Voice iyo No Expire – dhammaan si fudud uga shubo Boqolhaye App adigoo adeegsanaya EVC Plus.

📲 Soo dejiso Boqolhaye App maanta oo ku shubo xirmada kuugu habboon ilbiriqsiyo gudahood.

📞 Wixii faahfaahin ah:
0611003040

🔴 Dhammaan Xirmooyinka Amtel Hal Meel Ayaad Ka Heleysa! 📱Ma u baahan tahay inaad si fudud ugu shubato xirmooyinka Amtel?...
26/07/2026

🔴 Dhammaan Xirmooyinka Amtel Hal Meel Ayaad Ka Heleysa! 📱

Ma u baahan tahay inaad si fudud ugu shubato xirmooyinka Amtel?

Boqolhaye App waxaad ka heli kartaa:

✅ Bulaal Unlimited
✅ Tanaad
✅ Intifaac Voice

⚡ KuShubo daqiiqado gudahood, adigoon saf gelin ama waqti lumin.

💳 Ku bixi si fudud adigoo adeegsanaya EVC Plus.

📲 Soo dejiso Boqolhaye App maanta oo ku raaxayso adeeg degdeg ah, ammaan ah, isla markaana la isku halayn karo.

📞 Wixii faahfaahin ah:
0611003040

🚀 Dhammaan Xirmooyinka Hormuud Hal Meel Ayaad Ka Heshaa!Ma rabtaa inaad si fudud u iibsato xirmooyinka Hormuud Telecom? ...
26/07/2026

🚀 Dhammaan Xirmooyinka Hormuud Hal Meel Ayaad Ka Heshaa!

Ma rabtaa inaad si fudud u iibsato xirmooyinka Hormuud Telecom? 📱

✅ Unlimited Data & Voice
✅ Anfac Plus
✅ Anfac
✅ Unlimited Voice
✅ Voice
✅ 5G
✅ FTTH-ADSL Plus
✅ ADSL Student

💙 Wax walba ka dalbo Boqolhaye App adigoon saf gelin ama waqti lumin.

📲 Ku shubo si degdeg ah adigoo adeegsanaya EVC Plus.

📞: *712*771771195*$ #

📞 Wixii faahfaahin ah: 0611003040

⬇️ Soo dejiso Boqolhaye App maanta oo ku raaxayso adeeg degdeg ah, ammaan ah, isla markaana la isku halayn karo.

📢 Dhammaan Xirmooyinka Somnet Hadda Waxay Kuugu Jiraan BoqolHaye App! 📱💙Internet ama Voice  hadda si fudud uga shubo Boq...
21/07/2026

📢 Dhammaan Xirmooyinka Somnet Hadda Waxay Kuugu Jiraan BoqolHaye App! 📱💙

Internet ama Voice hadda si fudud uga shubo BoqolHaye App adigoon meelna u bixin.

✅ Unlimited Data & Voice
✅ Kaafi Unlimited
✅ Qanciye Plus
✅ 5G Xirmooyin
✅ ku Shubasho Degdeg ah 24/7

💳 Ku bixi si ammaan ah adigoo adeegsanaya EVC Plus, shubashaduna waxay kuugu dhacaysaa ilbiriqsiyo gudahood.

📲 Soo dejiso BoqolHaye App maanta, kuna raaxayso adeeg degdeg ah iyo xirmooyinka Somnet oo dhan hal meel.

Address


Telephone

+252616000218

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqolhaye Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Boqolhaye Market:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Shop?

Share