Muno Market

Muno Market Muna Market waa dukaan casri ah oo kuu keena alaabo kala duwan sida kitchen items, accessories, dhar, cadar, qurxinta guriga iyo electronic accessories.

Ujeeddadeennu waa inaan kuu fududeyno helidda alaab tayo leh oo qurux iyo raaxo ku kordhiya gurigaaga

JUMA MUBARAK ALL MUSLIMS
19/07/2024

JUMA MUBARAK ALL MUSLIMS

 ⤵️ 20:00 fiidnimo.meet.google.com/jxq-dazp-stgWAA MARKALE IYO FURSAD KALEWaxaa si sharaf leh aanu kuugu macsuumnay kula...
15/07/2024

⤵️ 20:00 fiidnimo.
meet.google.com/jxq-dazp-stg
WAA MARKALE IYO FURSAD KALE

Waxaa si sharaf leh aanu kuugu macsuumnay kulankan talo bixinta ah, kaas oo uu soo jeedinayo MR. ALI MOHAMED HAMUD (Hadaf).

Waxaanu dadaal ugu jirnaa sidii ay bulshada Soomaalidu uga haqab beeli lahayd ku hadlida, fahmida, qorida iyo akhrintaba waliba si heersare ah isla xisaabtanna ku jiro.

Muddadu waa 6 bilood oo keliya.

Link-gan iska diwaan geli⤵️
https://docs.google.com/forms/d/1VOXEmj-Cel4hGnA-bzuKxjikYuEenSEPQurccBUVQcM/edit?usp=drivesdk

 ⤵️meet.google.com/xic-hfgu-pjiDooda hoos ka muuqata oo ah mid aad u muhiim ah lagagana hadlayo Dhulka hooyo iyo Wadamad...
14/07/2024

⤵️
meet.google.com/xic-hfgu-pji

Dooda hoos ka muuqata oo ah mid aad u muhiim ah lagagana hadlayo Dhulka hooyo iyo Wadamada dibada maxaad kukala dooranaysaa; ayaa waxa ay inoo qabsoomi doontaa maalinka berri ah, 08:00 Subaxnimo.

Waxa aad ula socon kartaa si fogaan arag ah adigoo jooga goobtaada shaqo amaba gurigaaga.
Waxaa inoogu macsuuman labada Bare ee kala ah MR. Abdihafid Farhan & MR. Abdisamed Free-man

Waxaa isku soo duba riday machadka barashada luuqadaha(English) ee . DHALADKA

Everyone can join in everytime.The decision you take today determines your English language future. "Not one day but day...
07/07/2024

Everyone can join in everytime.

The decision you take today determines your English language future.

"Not one day but day one"

Contact us Our Social Media Links;

Whatsapp Business-Message
https://wa.me/message/KHA3W6UKLCFVA1

📢Attention, language enthusiasts! Sida DHALADKA's online language school is now accepting admissions from 5th July to 30...
04/07/2024

📢Attention, language enthusiasts! Sida DHALADKA's online language school is now accepting admissions from 5th July to 30th July. Join us for energetic and encouraging classes, where you can learn languages at your own pace, anytime, anywhere. Our dedicated instructors will support you every step of the way. Enroll now and unlock a world of linguistic possibilities from the comfort of your own home.

🎤📣Attention, language enthusiasts! Sida DHALADKA's online language school is now accepting admissions from 5th July to 3...
04/07/2024

🎤📣Attention, language enthusiasts! Sida DHALADKA's online language school is now accepting admissions from 5th July to 30th July. Join us for energetic and encouraging classes, where you can learn languages at your own pace, anytime, anywhere. Our dedicated instructors will support you every step of the way. Enroll now and unlock a world of linguistic possibilities from the comfort of your own home.

Address

Jidka Warshadaha
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252637695058

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muno Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muno Market:

Share