BUUN TV

BUUN  TV Warbaahin U Adeegta Horumarka Umada Soomaaliyeed "

XISBIGA TOWFIIQ: ayaa soosaaray warsaxaafadeed ku adan doorashada ku celiska ah ee galmudug. xisbigaan ayaa laga reeba l...
14/09/2026

XISBIGA TOWFIIQ: ayaa soosaaray warsaxaafadeed ku adan doorashada ku celiska ah ee galmudug.
xisbigaan ayaa laga reeba liiska xisbiyada u tartamaya doorashada galmudug.
BUUN TV

14/09/2026

ALI OSOBLE: Ali cidna ugama baahna Kaar , Darajadana allah ayaa bixiya!!
BUUN TV

Gudiga doorashoooyinka ayaa soo saaray liiska ururada kaqaybgalaya doorashada kuceliska ah ee galmudug. waxaa xusid muda...
13/09/2026

Gudiga doorashoooyinka ayaa soo saaray liiska ururada kaqaybgalaya doorashada kuceliska ah ee galmudug.
waxaa xusid mudan in laga reebay xisbiga TOWFIIQ oo leh saamayn siyaasadeed galmudug marka lajoogo

sidee kula taha adiga

BUUN TV

13/09/2026

Waa labo muuqaal oo laga qabtay ciidamada Ethiopia
labo xili oo kala duwan

BUUN TV

12/09/2026

DIYAAR GAROW XOOGAN
jamuuriyda somalia ayaa u diyaar garoobaysa lawareegida amniga guud ee dalka .

BUUN TV

KORMEER SHAQOMadaxwaynaha dalka ayaa kormeeray Talaiska qaybta koowaad ee kumandoosa GorGor.Jamuuriyda ayaa isku diyaari...
10/09/2026

KORMEER SHAQO
Madaxwaynaha dalka ayaa kormeeray Talaiska qaybta koowaad ee kumandoosa GorGor.
Jamuuriyda ayaa isku diyaarinaysa inay sibuuxda ula wareegto guud ahaan amniga dalka xili dhow
BUUN TV

10/09/2026

ABTIYOW WIIL KU YIRI SIDEED IILKA UGU QUUDHA??

BUUN TV

DAAWO YARIiiran ayaa wajahysa daawo yari ka dhalatay cunaqabataynta ay ku hayan maraykankuBUUN  TV
09/09/2026

DAAWO YARI
iiran ayaa wajahysa daawo yari ka dhalatay cunaqabataynta ay ku hayan maraykanku

BUUN TV

AANO QABIIL AYAA LOO DILA!!Allah ha u naxariisto waxaa Gaalkacyo aano qabiil caawa loogu diley Ganacasade Axmed Yuusuf H...
08/09/2026

AANO QABIIL AYAA LOO DILA!!
Allah ha u naxariisto waxaa Gaalkacyo aano qabiil caawa loogu diley Ganacasade Axmed Yuusuf Haamey, xilli uu u socday masaajidka sii uu salaadda maqrib isaga bixiyo

Axmed Yuusuf Haamey dadkii yaqaanay wuxuu ku suntan yahay nin wanaagsan, ahlu diin ah, sidoo kale wuxuu ahaa nabadoon iyo masaakiin caawiye.
BUUN TV

07/09/2026

Deegaanka. soomlidu (somali galbeed) wuxuu soomara xiliyo adag ok qofka waxa lagu dhibaataynayo aanu aqoon kan dhibayana aanu aqoon wuxuu shacabkaas u dhibaataynayo!!
BUUN TV

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BUUN TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share