25/08/2026
🚨 RASMI: BRUNO FERNANDES ayaa ku guuleystay Abaalmarinta PFA ee Ciyaaryahanka Sanadka 2025/26! 👑✨
⚽ Wuxuu hal xilli ciyaareed sameeyay 21 caawin (assists), waxaana loo doortay Ciyaaryahanka Sanadka. 🐐🔥
Adiga yaad u aragtaa inuu ahaa ciyaaryahanka ugu fiicnaa?