01/06/2026
๐ฑ Nokia 2660 Flip
Ma u baahan tahay taleefan adag, batari dheer leh, isla markaana fudud in la isticmaalo?
Nokia 2660 Flip waa doorasho ku habboon dadka jecel taleefannada badhamada leh ee tayo sare leh.
โ
Shaashad weyn oo 2.8-inch ah
โ
Dual SIM
โ
Raadiyo FM ah oo aan u baahnayn headset
โ
Bluetooth 4.2
โ
Batari 1450mAh ah oo waqti dheer shaqaynaya
โ
Xasuus lagu ballaarin karo MicroSD
โ
Adkaysi iyo tayo ay Nokia caan ku tahay
๐ฐ Qiimaha: 52$
๐ Gaarsiin degdeg ah Muqdisho gudaheeda
๐ 0616980036
๐ Xamar Online โ Alaab tayo leh, adeeg lagu kalsoon yahay.