Raad Press

Raad Press Ku soo dhowow maktabadda Raadpress. kala soo xidhiidh: 0619555001

Manhajka dowlada  waa diyaar( jumlo )
05/09/2026

Manhajka dowlada waa diyaar

( jumlo )

Waa idin diyaar saaxibayaal 😍
29/08/2026

Waa idin diyaar saaxibayaal 😍

Waa idin diyaar saaxibayaal😍
25/08/2026

Waa idin diyaar saaxibayaal😍

Waa idin diyaar ❤️🔥61 9555001
18/08/2026

Waa idin diyaar ❤️🔥

61 9555001

Dheefta sugaanta Waa diyaar61 9555001
16/08/2026

Dheefta sugaanta

Waa diyaar

61 9555001

"Ayada oo ilmadu ay ka hoorayaan bay ku tiri: "Waxaan ka baqayaa in aanu dhimano, in ay waayuhu nakala diraan oo qofna m...
12/08/2026

"Ayada oo ilmadu ay ka hoorayaan bay ku tiri: "Waxaan ka baqayaa in aanu dhimano, in ay waayuhu nakala diraan oo qofna meel ku tuuraan, jacaylkeenana uu samadda iyo dhulka inta u dhexaysa uu ka soo laalaado; dabadeeda xalaashii aan ku kulmi weyno, hilmaamna aan kari wayno, oo midkeenna uu ilaawi waayo kan kale.

Dhankeeda buu tallaabo u soo qaaday, cod ay kalsoonidu ka burqanayso buu ugu sheegay: Si wacan ii dhagayso, haddii adduunyda oo dhan isku timaado cid iga kaa fogayn kartaa ma jirto, haddii aanu maanta kulmin, beri baynu midoobaynaa.
Haddii aan xitaa adduunyada nasiib isku helin, ogow markasta in aan ku ducaysto in aanu xalaasha ku kulano, xalaashaa inoo ballan ah, waa ballan".

Buugga XALAASHA NOO BALLAN AH.

MIRO JANNOWaa diyaar ❤️
05/08/2026

MIRO JANNO

Waa diyaar ❤️

Buuggani waxa uu ka hadlayaa barashada Ilaahay (s.w) oo qof yar iyo qof weynba muhiim u ah, waxaanu nartaha ka caawinaya...
02/08/2026

Buuggani waxa uu ka hadlayaa barashada Ilaahay (s.w) oo qof yar iyo qof weynba muhiim u ah, waxaanu nartaha ka caawinayaa in uu kawnka iyo ashyaadaba Ilaahay ka dhex barto. Waxa uu si gaar ah buuggani muhiim ugu yahay carruurta yaryar ee ay da'doodu u dhaxayso 4 ilaa 6 jir. Waayo ilmuhu marka uu yaryahay waxa uu baranayaa waxa ku xeeran magacyadooda, iyo in uu fahmo waxa ay yihiin ama ay qabtaan. Ta labaadna ilmaha fikraddiisii ( islaamnimadiisii ) ayaa cusub, oo dadka oo dhan lagu abuuray, oo kamay xumaan. Sidaa darteed waa nuurkii islaamnimada oo loogu daray nuurkii iimaanka oo uu ugu horreeyo rumaynta Ilaahay.

Waxaad ka heli kartaa Raad Press
Nagala soo xidhiidh 61 9555001

Kusoo dhawoow Raad Press
27/07/2026

Kusoo dhawoow

Raad Press

XEER_BEEGTIRaad Press
25/07/2026

XEER_BEEGTI

Raad Press

Address

BaarUbax
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:30
Tuesday 08:00 - 17:30
Wednesday 08:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 17:30
Saturday 08:00 - 17:30
Sunday 08:00 - 17:30

Telephone

+252619555001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raad Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raad Press:

Shortcuts

Share

Category