14/04/2022
Ra''iisal Wasaaraha xil gaarsiinta dowladda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khudbad ugu jeedoyay teendhada Afisyooni oo lagu dhaarinayay in ka badan 200 xildhibaan ee labada aqal Baarlamaanka 11aad. Waxa uu sheegay RW Rooble in xildhibaanada maanta la dhaariyay ay si wanaagsan xilka loo...