28/07/2022
Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dhamman Ardayda Soomaaliyeed Guud ahaan, gaar ahaan ardayda dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Al.muniir oo u soo gudbay Dugsiga sare.
Saaxiibada Fasalka 8aad waxa ay muujiyeen Fikir iyo dadaal dheeraad ah, waxayna Cagta saareen Wadadii Guusha Hambalyo hambalyo Hambalyo saaxiibayaal. Meeshi la idinka filaayay ayaad kasoo baxdeen, Halka aad Maanta joogtaan waxaa loo yaqaanaa Cabbaar Fur, Heerarka kalana natiijooyin aad ku faraxdaan ayaan idiin rajaynayaa.
Waa Alle Mahadii.
الحمد لله علي كل حال.