Dhadhan Plus

Dhadhan Plus Waxay kuugu diyaar yihiin hab fudud oo aad ku adeegsa Dhadhan+ waa shirkad ganacsi oo kuu keenaysa coffee iyo xawaashyo organic ah oo tayo sare leh.

Miyaad u baahan tahay Coffee iyo Cappuccino tayo leh goob kasta iyo goor kasta? ☕✨

Haddaba, Dhadhan Plus ayaa kuu keentay Coffee iyo Cappuccino tayo sare leh oo ay soo saartay Aladeeb Coffee Products. Waxaan diiradda saarnaa fududeynta nolosha dadka mashquulka ah, si ay u helaan dhadhan macaan oo joogto ah wakhti kasta iyo meel kasta.

Dhadhan plus : Nolol FududWaxsoo saarkaaga shaqo waxa uu ku xiranyahay sida aad uga faaiideysato waqtiga, tamar iyo firf...
02/09/2026

Dhadhan plus : Nolol Fudud

Waxsoo saarkaaga shaqo waxa uu ku xiranyahay sida aad uga faaiideysato waqtiga, tamar iyo firfircooni.
Intaba waxay ku dhanyihiin cappuccino Dhadhan Plus, tayo Sare, dhaqaalo iyo waqti beekhaamin, meelkasta iyo goorkasta..

Hadda Dalbo: 616100005

02/09/2026

Dhadhanplus kulminta tayada iyo qiimaha waxaa u dheer fududeynta nolosha.

Qaado cappuccino Dhadhan Plus oo ku qaxwee goobkasta.

Miyaad u baahan tahay Coffee iyo Cappuccino tayo leh goob kasta iyo goor kasta? ☕✨

Haddaba, Dhadhan Plus ayaa kuu keentay Coffee iyo Cappuccino tayo sare leh oo ay soo saartay Aladeeb Coffee Products. Waxay kuugu diyaar yihiin hab fudud oo aad ku adeegsa

22/08/2026

Ku bilow maalinkaaga firfircooni

616100005

Say goodbye to long waits and inconsistent coffee quality. Ideal Instant Cappuccino helps you enjoy a rich, barista-qual...
17/08/2026

Say goodbye to long waits and inconsistent coffee quality. Ideal Instant Cappuccino helps you enjoy a rich, barista-quality cappuccino in seconds, so you can start your day energized without the hassle..

252616100005

With Chef Abdiwahaab Nour – I just got recognised as one of their top fans! 🎉
16/08/2026

With Chef Abdiwahaab Nour – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

15/08/2026

Caadada istunka inta ay ka timid

15/08/2026
Cappuccino classic waa wehelkaaga Goobkasta ku Qahwee. Dhadhan joogta ah iyo dhaqaalo 616100005
15/08/2026

Cappuccino classic waa wehelkaaga Goobkasta ku Qahwee.

Dhadhan joogta ah iyo dhaqaalo

616100005

Ma dooneysaa coffee Tayo wanaagsan iyo Qiimo macquula leh oo isugu jira mid shiidan iyo asagoo duban?Haddey jawaabtu Haa...
11/08/2026

Ma dooneysaa coffee Tayo wanaagsan iyo Qiimo macquula leh oo isugu jira mid shiidan iyo asagoo duban?

Haddey jawaabtu Haa tahay waxaan kuu keenay Laffto coffee..

Faah faahin la xariir

616100005

Address

Howlwadaag
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhadhan Plus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share