Siciid maxamuud ducaale

Siciid maxamuud ducaale القارئ: سعيد محمود دعالي
(2)

07/10/2022
02/10/2022

📂 *بدع وأخطاء في الجنائز مرحبا *
برنامجٌ يحتوي على فتاوى عدد من كبار العلماء.

📋من ذلك:
- حكم نعي الموتى؟
- حكم عبارات المغفور له أو المرحوم؟
- حكم قول انتقل لمثواه الأخير؟
- حكم تحري مسجد فيه جماعة كثيرة للصلاة على الجنازة فيه؟
- حكم الاجتماع للعزاء؟
- حكم تخصيص العزاء بثلاثة أيام؟
- حكم قراءة سورتي الفاتحة ويس عند دفن الميت؟
*وغير ذلك من الأحكام والبدع التي انتشرت بين الناس*

22/09/2022

Taariikhda soomaaliya iyo Dr saadiq eenoow

كل    نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ ٱلْقِيَٰمَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ ٱلنَّا...
10/09/2022

كل نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ ٱلْقِيَٰمَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ ٱلنَّارِ وَأُدْخِلَ ٱلْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا ٱلْحَيَوٰةُ ٱلدُّنْيَآ إِلَّا مَتَٰعُ ٱلْغُرُورِ.
Ilaah ha u naxariisto sheikh Abdirashiid Siciid Ducaale oo ahaa Maamulaha Iskulka Mubtada Qardho kana mid ahaa Macalimiinta Jamacada Bariga Afrika Qardho.

Maxamed c,laahi farmaajo waa madaxweynaha ruuxiga ah ee soomaaliya ma cid baa igu diidi karta
19/08/2022

Maxamed c,laahi farmaajo waa madaxweynaha ruuxiga ah ee soomaaliya ma cid baa igu diidi karta

Madaxweynaha ruuxiga aj ee soomaaliya ma cid baa igu diidan
19/08/2022

Madaxweynaha ruuxiga aj ee soomaaliya ma cid baa igu diidan

Innaa Lillaahi Waa Innaa Ileyhi Raajicuun! Waxaan Umudda soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geeridda naxdinta leh ee ku timi...
18/08/2022

Innaa Lillaahi Waa Innaa Ileyhi Raajicuun!

Waxaan Umudda soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geeridda naxdinta leh ee ku timi Alle ha u naxariistee marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargeysa!

Waxaan Eebe uga baryeynaa inuu geeyo Janatul fardowsa Samir iyo Iimaana ka siiyo qoyskiisii iyo qaraabadii meel walba ay Joogaan.

AMIIN AAMIIN

Ogaysiis ogaysiis ,dugsiga barashada quraanka kariimka ah iyo Culuumtiisa ee Siciid ibnu jubeyr Online-  waxa uu ogaysii...
09/08/2022

Ogaysiis ogaysiis ,dugsiga barashada quraanka kariimka ah iyo Culuumtiisa ee Siciid ibnu jubeyr Online- waxa uu ogaysiinayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee jecel barashada quraanka kariimka ah inuu qaadan doono arday Cusub waxana diyaar kuugu ah macallimiin khibrad uleh barida qur aanka kariimka,, wixii faahfaahin dheeraad ahna kala xidhiidh maamulaha dugsiga barashada quraanka kariimka ee Siciid ibnu jubeyr , Macallin Siciid Maxamuud Ducaale..OO lanbarkiisu yahay +252907632554 ama +25296796910 mahadsanidiin

Address

Qardaha

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siciid maxamuud ducaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Siciid maxamuud ducaale:

Share