Somali Travel agency

Somali Travel agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Travel agency, Shopping & retail, istanbul, Istanbul.

16/02/2019

soo dhawaada Somali Travel Agency

ku Soo Dhawaada Shirkada  .
23/01/2019

ku Soo Dhawaada Shirkada .

Ardayda Soomaliyeed ee rabta inay waxbarsho u yimadan dalka Turkiga waxan idin hayna Visaha waxbarashada, Caafimadka iyo...
19/01/2019

Ardayda Soomaliyeed ee rabta inay waxbarsho u yimadan dalka Turkiga waxan idin hayna Visaha waxbarashada, Caafimadka iyo waliba Dalxiiska hadaba Shirkadda weyn ee . Hadda rabto Fadlan la xidhiidha Emailkan [email protected]

Dukumiintiska uu u baahan yahay Fiisaha

Visaha ardayga anaga ayaa u xarayn doonno markii uu helo aqbaladda jamacadda. Ardaykasta waa in loo qabtaa visaha inta uusan safaaradda Tagin. Visaha qabashadiisa waa lacag la’aan.

Dukumiintiyada loo baahan yahay si fiisaha loo xareeyo:

Passport
Sawir teesaro ah
Aqbalaadda jamacadda
Warqadda lacagta lagu shubay
Warqadda caafimaadka (digfer)
Bank statement
Ceymis (haddii aad haysato)
Dukumiintiyada loo baahan yahay in safaarada la geeyo:

Formka visaha laguu xareeyay oo aad la soo baxdo
Passport koobigiisa
sawır teesaro (biometrıc photo)
Bank statement
Warqada deegaanka aad kudageysıd (address Turkey)-kaliya hargeysa
Warqadda caafimaadka (hospıtal)
Warqadda aqbalaada jamacadda
Warqadda lagu shubay lacagta jamacadda
Caymiska******Insurence ama ceymis waxa aad samaysan kartaa haddii safaaraddu kugu soo xujayso.
Fadlan ha samaysan adiga oo aan lagaa soo dalban.

19/01/2019

umadda Somaliyeed waxanu idin hayna visaha waxbarashada, Caafimadka iyo Dalxiiska ee wadamada Caalamka fadlan nala soo xidhiidh...

Address

Istanbul
Istanbul
0090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Travel agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share