Mohamed Abdulaahi omar

Mohamed Abdulaahi omar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Abdulaahi omar, Shopping & retail, Cape Town.

13/11/2022

Allah rahmet eylasin,

22/09/2022

🆎Hana hy unuka iyo
Dadka kale isku awod
Manihin Dan dhahno
Dagalan galenaa mid harima arladonadha wn jajawineyna muga 1lafo Naga mida u direnaa,
Muga moodka Ina ku JIRNA ino roon,

Ani Maa Loma oyan ahMarkan farmajo tagry🤏Wllh☠️☠️☠️,,,,
21/08/2022

Ani Maa Loma oyan ah
Markan farmajo tagry
🤏Wllh☠️☠️☠️,,,,

Know.... Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" ayaa goordhaw ku geeriyooday magaalada Hargeysa...
18/08/2022

Know....
Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" ayaa goordhaw ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Nin cadaan ah oo toogtay haweenay madow ah oo uu "Jeer ku qalday "Nin 77 jir caddaan ah oo u dhashay Uk ayaa Khamiistii ...
01/05/2022

Nin cadaan ah oo toogtay haweenay madow ah oo uu "Jeer ku qalday "

Nin 77 jir caddaan ah oo u dhashay Uk ayaa Khamiistii maxkamadda horteeda ka qirtay in uu toogtay oo uu dhaawacay haweeney madow ah isaga oo sheegay in uu ku qalday jeer, sida ay booliisku sheegeen.

"Eedaysanaha la xiray wuxuu rasaas ku furay haweenayda madowga ah oo uu sheegay inuu ku qalday jeer," afhayeenka booliska Mamphaswa Seabi ayaa sidaasi ku yiri warbixin uu soo saaray.

Ramokone Linah oo 38 jir ah ayaa waxa ay dhaawacyo ka soo gaareen rasaas uu ku furay ninkan cadaanka ah”, sida ay booliisku sheegeen.

"Eedeysanaha ayaa iska lahaa beerta shilku uu ka dhacday," ayuu yiri Mashudu Malabi-Dzhangi, oo ah afhayeenka NPA ee gobolkaas.

Dhacdooyinka noocaan oo kale ah ayaa caadiyan caro ka dhex abuura dalkaas halkaas oo kala qaybsanaanta qoomiyadaha ay weli ka jirto 28 sano kadib markii uu dhamaaday xukunkii midab-takoor ee caddaanka.

BBC News

16/06/2021

"One car in exchange for knowing what a man's of",,,,,,,,, 😊

29/12/2020

No mother No father No son

Alleh sbxn wtcl💖💖

Nalawadag ficirkada nagu sobir💗💯
21/09/2020

Nalawadag ficirkada nagu sobir💗💯

Happy new  year hijri 1442🔥💯
20/08/2020

Happy new year hijri 1442🔥💯

25/07/2020
Maxad kafantay??
14/07/2020

Maxad kafantay??

Address

Cape Town

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdulaahi omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share