01/01/2024
Ciyaartii waa soo dhammaatay, Xulka gobolka Banaadir ayaana 1-0 ku garaacay xulka Koofur galbeed.
Ciyaar galabta ayaana ahayd mid ka mid ah kulamada ugu xiisaha iyo taageerada badnaa tartanka.