Awale Ahmed ceyme

Awale Ahmed ceyme NABADBAA NAAS LANUUGA LEH

18/10/2023

"Abwaan Nageeye Cali Khaliif iyo anigu waxa aannu markii ugu horaysay ku kulannay magaalada Muqdisho sannadkii 2017,Waxa aanu halkaa ku wada qaadannay Waqti aanu ku wada sheekaysanno .
Waxa aan ku arkay baraha bulshada warar sheegaya in Nageeye guuray,sidoo kale waxa aan ku arkay barahaa dhigane loo tiirinayo isaga oo la yidhaahdo "Dibadwareeg"

dad baa leh: "Coldoon baa ku xiga oo isaguna guuraya sidii uu Nageeye u guuray"
Isla dadkaasi waxa ay h**e u yidhaahdeen aniga oo xidhan : "marka uu Coldoon soo boxo Aadan sunne ayuu ka dabatagayaa"
Balaaba Haddii uu qof kale oo saddexaad berri guuro na waxa ay odhanayaa : "Coldoon baa jidka ku sii/soo jira"
ma ogi waxa ay iila caashaqeen in aan guuro."

Waxaa sidan qoray Cabdimaalik Sh. Muuse Coldoon

21/04/2023

Ciiiiiid wanagsan dhaman
Umada islaamkaa qasan shacab
Weynaha somaliyeed meel walba
Aad dunida kajoogtaan كل عام وانتم بخير

BREAKING: Cristiano Ronaldo is no longer a Man United player after the club announced his departure from Old Trafford on...
22/11/2022

BREAKING: Cristiano Ronaldo is no longer a Man United player after the club announced his departure from Old Trafford on Tuesday.

Warajiri donee buunka halmar Lee hayero
07/11/2022

Warajiri donee buunka halmar Lee hayero

29/10/2022

Mahad celin ayuu mudan yahay askarigaan

Address

Carlisle
Durban
4001

Telephone

+27743222267

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awale Ahmed ceyme posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awale Ahmed ceyme:

Share